Halyeey cali jayte iyo xogga dalka xoreenta khawaariijta jicibow iyo beerayabaal
Hiil Qaran
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil Qaran, Mogadishu.
06/06/2022
Hambalyo waziirka cusub ee wasarada amniga dowlad gobaleedka koonfur galbeed sarkaal amniga iyo xoreenta dalka kasoo qayb qaatay maxamed isak abdi reer konfur galbeed oo xora kaa sugaynaa insha allaah
11/04/2022
12ka april hambalyo dhamaan sareeyayaasha saraakiisha sarakiil xigeenada aliflayda dablayda XDS Xasaskooda iyo caruurtooda Dalkaan meel fogbaa laga keenay rag baa nafta uhuray ragbaa dhiigoodi u daadshay ragbaa godka ugalay ragbaa ku naafoobay ragbaa wali utagaan oo difacanayaa
Ciidanka poliska check pointiyada guur guura ee looyaqaano M v c p waaku amanayihiin shaqada dadka iyo diinta dalka aad uhaysaan waan idinkaga mahad celinaynaa
15/11/2021
HANASHADA MUSTAQBALKA DALKA DALJIRAA DA YAR
15/08/2021
Talye jamac Furux Role model SNA YOUNG OFFICERS FULL COMMANDER GULAYSO TALYE
26/07/2021
Sarkaal dhalinyaraa oo qalbi wanagsan mustaqbalka holkara dacadnimo shaqa wanaag feejigan talye jamac Furux gulayso talye nabadi korkaaga ha ahaato
25/07/2021
Hambalyo Hambalyo Waa Sarakiil Katirsan Gutada 16aad Kumandoska Xoga Dalka Ee Danab Oo La Dalacsiiyay
22/07/2021
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka Arimaha Dibadda XFS Maxamed Cabdirisaaq Ayaa muqdisho Waxa ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Airland Simon Coveney, T.D. Ee Dalka Areland iyo Xubno kale oo la Socday.
21/07/2021
Alaha unaxristo walalkeen maxamed abdiwahid farah kuma ilaabi doono qalbiyadeena ayaad baaqi ku ahaan doontaa inta aan noolnahay waa malinkii labaad ee CIDUL ADXA waxaan idinka codsanaynaa qofkasta oo Somalia 🇸🇴 inuu uduceeyo walalkeen shahiid
Click here to claim your Sponsored Listing.