Hiil Qaran

Hiil Qaran

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil Qaran, Mogadishu.

07/02/2025

Halyeey cali jayte iyo xogga dalka xoreenta khawaariijta jicibow iyo beerayabaal

Photos from Hiil Qaran's post 06/06/2022

Hambalyo waziirka cusub ee wasarada amniga dowlad gobaleedka koonfur galbeed sarkaal amniga iyo xoreenta dalka kasoo qayb qaatay maxamed isak abdi reer konfur galbeed oo xora kaa sugaynaa insha allaah

Photos from Hiil Qaran's post 11/04/2022

12ka april hambalyo dhamaan sareeyayaasha saraakiisha sarakiil xigeenada aliflayda dablayda XDS Xasaskooda iyo caruurtooda Dalkaan meel fogbaa laga keenay rag baa nafta uhuray ragbaa dhiigoodi u daadshay ragbaa godka ugalay ragbaa ku naafoobay ragbaa wali utagaan oo difacanayaa

16/11/2021

Ciidanka poliska check pointiyada guur guura ee looyaqaano M v c p waaku amanayihiin shaqada dadka iyo diinta dalka aad uhaysaan waan idinkaga mahad celinaynaa

Photos from Hiil Qaran's post 15/11/2021

HANASHADA MUSTAQBALKA DALKA DALJIRAA DA YAR

Photos from Hiil Qaran's post 15/08/2021

Talye jamac Furux Role model SNA YOUNG OFFICERS FULL COMMANDER GULAYSO TALYE

Photos from Hiil Qaran's post 26/07/2021

Sarkaal dhalinyaraa oo qalbi wanagsan mustaqbalka holkara dacadnimo shaqa wanaag feejigan talye jamac Furux gulayso talye nabadi korkaaga ha ahaato

Photos from Hiil Qaran's post 25/07/2021

Hambalyo Hambalyo Waa Sarakiil Katirsan Gutada 16aad Kumandoska Xoga Dalka Ee Danab Oo La Dalacsiiyay

Photos from Hiil Qaran's post 22/07/2021

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka Arimaha Dibadda XFS Maxamed Cabdirisaaq Ayaa muqdisho Waxa ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Airland Simon Coveney, T.D. Ee Dalka Areland iyo Xubno kale oo la Socday.

21/07/2021

Alaha unaxristo walalkeen maxamed abdiwahid farah kuma ilaabi doono qalbiyadeena ayaad baaqi ku ahaan doontaa inta aan noolnahay waa malinkii labaad ee CIDUL ADXA waxaan idinka codsanaynaa qofkasta oo Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ inuu uduceeyo walalkeen shahiid

Photos from Hiil Qaran's post 17/07/2021

Ciidan Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Waxay deeq raashiin ah Gaarsiiyeen Xarunta Maama Ugaaso Rehabilitation Center oo lagu xanaaneeyo Caruurta Darbi jiifta ah oo laga soo Aruuriyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Hadafka Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa ah in Gacanna Cadowga ay Kula Dagaalaan Gacanna Shacabkooda ay Ku Caawiyaan.

16/07/2021

Horseed Sports Club oo sawir ah viva horseed

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu