13/09/2024
إنَاْ لِله و إنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له 🤲🤲🤲
ALLAHA u naxariisto Ugaaskeena
ugaas Abdullahi Ugaas Xaashi ugaas Faracade oo maanta ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah, Qabrigiisa Allah ha u nuuriyo guud ahaana umada Soomaaliyeed iyo Qaraabada samir iyo Iimaan Allah haka siiyo 🤲
13/11/2023