Cabdi subur

Cabdi subur

Share

CIYAARAHA CAALAMKA I.O DALKA

13/11/2025

Xilli-ciyaareedka 2024-25, Liverpool FC waxay horyaalka Premier League ku dhammeeyeen sidan:

Guulo: 25

Barbaro: 9

Khasaaro: 4

Dhibco: 84

-Maladhihi----- karaa macalin slot 👀
-Qasaaraha guul darada sanadkaan ciyaartoyda
-Ugu badan uukeenay ayaa saameeyay 🤔

Photos from Cabdi subur's post 13/11/2025

🔥 Barça oo war fiican heshay ka hor kulanka adag ee Bilbao! 🔵🔴

👀 👀
Barcelona ayaa rajeyneysa inay dib u hesho laba ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah — Joan Garcia iyo Raphinha — kaddib fasaxa caalamiga ah.
Hansi Flick ayaa filanaya inuu dib u helo awooddii buuxda ee kooxda, iyadoo kulanka adag ee ka dhanka ah Athletic Bilbao uu yahay imtixaan cusub oo muhiim ah! 💪⚽

Photos from Cabdi subur's post 12/11/2025

🚨🗣WAR XASAASI AH

😲“Luis Rubiales oo Furan: Sida Lamine Yamal Loo Qanciyay Inuu Spain U Doorto Morocco” ⚽🔥

12/11/2025

⚽ Gooldhaliyaha Adduunka 2025: Yaa Hogaaminaya? -----🌍
Kylian Mbappe, Erling Haaland iyo Harry Kane ayaa weli dagaalka ugu jira gooldhaliyaha ugu sarreeya adduunka! Yaa ugu dambeyn noqon doona boqorka gooldhalinta?,------------------ 🏆

12/11/2025

🔴💥 Kobie Mainoo Oo Ka Tagaya Man united 👀

:
Khadka dhexe ee Manchester United, Kobie Mainoo, ayaa si cad u sheegay inuu doonayo inuu ka tago Old Trafford bisha Janaayo😲, isagoo rajeynaya inuu ku biiro Real Madrid. Waxaa xiiso leh in suuqa kala iibsiga uu bilaabanayo____)

12/11/2025

"Conor Gallagher, khad dhexe oo 25 jir ah, ayaa Red Devils u noqonaya bartilmaameedka koowaad ee Janaayo! 🔴⚽️
Manchester United iyo Atletico Madrid ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan heshiis amaah ah. "
---😲Man united way nawaalaysaa

Photos from Cabdi subur's post 11/11/2025

⚡️🇦🇷 Leo Messi oo ka hadlay ka tagistiisii Barcelona! 🇦🇷⚡️

Xiddiga weyn Leo Messi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu sii joogo Barcelona, balse sagootintiisa Catalunya aysan u dhicin sidii uu ku riyoonayay.

💬 "K**a tagin sidii aan ku riyoon jiray. Waan jeclaan lahaa inaan waligay joogo.”

Sheekadiisu waa mid aan la ilaawi karin ⚽❤️✨

👉 Fallow me

Photos from Cabdi subur's post 11/11/2025

🚀 Conor Bradley oo la amaanay xitaa guuldarro ka dib! 🚀

Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa si gaar ah u ammaanay daafaca Liverpool, Conor Bradley, inkastoo kooxdiisu la kulantay guuldarro 3-0 ah Etihad Stadium Axaddii. 😲⚽

Guardiola ayaa sheegay in da’yarkan ka soo jeeda Waqooyiga Ireland uu muujiyay geesinimo, adkeysi iyo qaab ciyaareed heer sare ah, xitaa markii uu la tacaalay Jérémy Doku. 💪✨

📌 Ha moogaanin talent-ka da’yarka ah!
➡️ Fallow me: Cabdi Subur ✅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu