Nor M Bulle

Nor M Bulle

Share

Halkaan waa pagkeyga rasmiga ah Ee Noor Mohamed

01/04/2026

Haddii Dib loo furo Marin biyoodka hormoos xitaa jahwareerku waa socondoonaa !

31/03/2026

Isra'iil ayaa sheegtay in lagu delay 4 askari iyada oo geliyaan koonfurta lubnaan.

31/03/2026

Wax uun usooqor✍️

17/03/2026

Alxamdulilah Baydhabo waa lagu qabobsaday waa naxriis eebe

17/03/2026

Aan u ducayno Walaalkena Abdalla Hassan Baliil oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho.

Baliil waa walaal bulshay ah oo af gaaban allah waxaan uga baryeena inuu dambi dhaaf ugu dhigo gafaf kiisa yaryar

Maalmihii ugu dambeeyay ee ramadan ayaan ku jirnaa aan u duceyno walaalkeen, anagoo Alle uga baryeyna inuu si degdeg ah u bogsiiyo.

16/03/2026

“Kenya iyo Ruushka waxay ku heshiiyeen in aan la qorin muwaadiniinta Kenya si ay uga qaybqaataan dagaalka Ukraine.” �

16/03/2026

“Mareykanku wuxuu leeyahay wuxuu baabi’iyey awoodda gantaallada ee Iran:

15/03/2026

Donald Trump ayaa ku baaqay in la sameeyo iskaashi ciidan badeed (naval coalition) si loo furo Strait of Hormuz: Ma shaqayn kartaa?

15/03/2026

BREAKING: Wariye ruug-caddaa ah oo ka tirsanaa Al Jazeera, Jamal Rayan, ayaa geeriyooday isagoo jira 73 sano.
Jamal wuxuu dhashay 23-kii Agoosto 1953. Wuxuu ahaa weriyihii ugu horreeyay ee akhriya wararka kanaalka Al Jazeera, isagoo akhriyey war-bixintii ugu horreysay ee kanaalka markii la bilaabay bishii Nofeembar 1996

05/09/2025

Galabta soomaal🇸🇴i maxa urajeynaysaa guul ama guuldaro ❓
🏟️Mandela studium uganda
⏰15:00PM

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Wadajir
Mogadishu
2707