17/11/2022
Waa caafimaadka waxa ah hantida dhabta ah ee ma aha xoogaa dahab ah ama lacag ah. Lacagtu waxay kuu iibin karaan sariir qaali ah laakiin kuuma iibin karto hurdo iyo si nabad ah inaad ugu seexato. ku dedaal daryeelka naftaada
23/02/2022
Alhamdulilah caawa waxa ino so dhamaaday kulankeena 1aad ee Ciyaartoyda ka ciyaarta Horyaalka dalka Soomaalia.
Waxan ka hadalnay arima aad muhiim ugu ah ciyaartoyda ka ciyaara Horyaalka dalka, oo ah;
1. Xaquuq La’aan heysata ciyaartoyda
2. Fursad la’aanta heysata dhalanyarrada iyo Horumar la’aanta ciyaartoyda
3. Iyo Qorsha La’aanta ka jirta ciyaaraha iyo Xulka Qaranka
Kulankaan wa kulanka ugu horeeya, waana kulan socondoono oo ka so qeybgali doona ciyaartoy kaban inta halkaan ku sawiran Insha Allah.
Waxaan ciyaartoyda Soomaaliyeed u rajeeneyna Guul.
-----------------------------------------------------
Alhamdulilaah, we have just concluded the first meeting of the Somali Football League players, where we had discussed key issues that are crucial for all players inside Somalia, such as.
1. The rights of Somali football player
2. Lack of opportunities for younger generation and progress of players
3. and lack of a clear plan for the Somali national team and Somali football in general.
This will not be the last meeting; we will continue organising more meetings with more players to discuss ways we can improve Somali football insha allah.
21/05/2021
Waxaan u mahad celinayaa allaah oo wax kasta ii qadaray ka dib dhaawacii galabta I soo gaaray aniga gudanayo waajibka kooxda balse Allah ayaa mahada iska leh waan ka soo roonanaa Insha Allah waxaan allah ka rajeeynaa inaan si dhaqso leh hoowsheeda halkeeda ka sii wato waxaan u mahad celinayaa walaalkeey Cabdishakuur oo maanta muujiyay karti iyo hufnaan kooxdana ka ilaaliyay guul daro waad mahadsan tahay ayaan Lee yahay waxaan nahay dad hal family ah waxaa naga wada go'an inaan difaacno teamka waaxaan kaloo u mahad naqaa maamulka kooxda maamulka xiriirka iyo taageeraha qiimaha badan ee mar kasta I garab taagan guul iyo guul daro waxaan alaah ka rajeeynaa inaan sanadkaan difaacano horyaalka insha'alah we are mcc