Yaasir Mohamett

Yaasir Mohamett

Share

Noqo Qof Wadku Dili Karo Balse Uusan Qooqu Liicin Karin Rip🤣

10/11/2022

Maurizio Sarri" waligay ma arag Da,yar ka tayo iyo dadaal badan Romero Runtii waa ciyaariyahan cajiib ah"

Jaawharad kale oo reer Argentina ah 🔥🔥

09/11/2022

Dalot ayaa lashegaya inu maqana doono kulanka soosocda horyaalka taaso la macna ah in aron wan bisaka uu kusoo bilaaban karo kulankaas nin la tabay❣❣

09/11/2022

RASMI : Sadio Mané wuu seegi doonaa World Cup ❌

Dadka Reeer Senegal iyo muslimiintaba waa ka Murugsanyihiin warbixintaan🥲

Photos from Yaasir Mohamett's post 09/11/2022

🚨 | Manchester United ayaa weli tixgalineysa inay lasoo saxiixato daafaca midig oo cusub kaasoo ay mudnaanta siinayaan.

Inkasta oo Diogo Dalot wax qabadkiisu heer sare yahay laakiin Erik Ten Hag wuxuu kaloo rabaa hal RB dheeraad ah.

Sidaas darteed Man Utd ayaa isku dayi doonta suuqa January in ay xal u hesho Wan-Bissaka. [Fabrizio Romano]

09/11/2022

Mxaad Ka Xasuusataa Greid Pique😢💔🙏

06/11/2022

Dalka Nuurkiiza
Dayax Dalnuurshe ❣

06/11/2022

Ku sali Xabibkena Muhamad scw❣

04/11/2022

Kusali Xabiibkena Scw💚💙

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu