Deyniile academy

Deyniile academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deyniile academy, Sports Team, Mogadishu.

17/01/2026

Inaa lillhi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariista qabriga allaha uwaasiciya Kitaabkiisa midigta allaha ka siiya

Anoo ku hadlaaya magaca kooxda iya keyga
Waxan xanuunka iya dareenka geerida ku timid wllkn cabdi raxman laqeyb saneynaa qoyska iya ehelka asxbta uu kabaxay wllkn cabdi raxman waxan leeyahay samir iya Iimaan allaha naga Siiiya wllken

06/12/2025

Inaa lillhi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariista janada Allaha ugu bishaareeya Kitaabkiisa midigta allaha ka siiya
Waxan tacsida la qeysanayaa
Waalidiinta iya wallaha iyo dhaman asxbtiisa

Si qaas ah waxan xanuunka laqeysaneynaa
Anagoo isku duuban.

Temka wllaheyn S.I.B IYA CIYARTOYDA KOXDA
SAMIR IYA IIMAAN ALLHA IDINKA SIIYA
mclnkena.

12/04/2025

Deyniile jr 3 vs suuqa canaha 0

Kulankii manta

12/04/2025

Deyniile academy
Kulankii manta

Deyniile AC 6 vs xurninimo 0

Photos from Deyniile academy's post 07/03/2025
Photos from Deyniile academy's post 07/03/2025

Qeybtii h**e horyalka deyniile RAMADAAN CUP

Photos from Deyniile academy's post 03/12/2024

Jiilka bari

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu