08/05/2023
✅️ LAACIBKA JAMES MILNER ayaa si bilaasha ah ugu biiri doona kooxda Brighton & Hove Albion FC suuqa kala iibsiga ee soo socda
ku soo dhawoow hoyga kubada cagta vamos 💪
08/05/2023
✅️ LAACIBKA JAMES MILNER ayaa si bilaasha ah ugu biiri doona kooxda Brighton & Hove Albion FC suuqa kala iibsiga ee soo socda
07/05/2023
SHAXDA MAANTA
Arsenal VS NEWCASTLE UNITED
05/05/2023
✅️ Kooxa FC Barcelona ayaa doneysa iney la wareegto xidiga reer morroco ee Sofyan Amrabat kaas oo ay u arkaan bedelka laacibka sergio busquet
✅️ Laacibkan ayaa waxdaraco ka dhigey world cupkii kaas oo la gaaday wadankiisa Semi Final
04/05/2023
KOOXDA Tottenham Hotspur ayaa doneysa tababaraha kooxda BAYERN LEVERKUSEN ee Xabi Alonso in uu noqdo tababarahod xili ciyaareedka soo socda
04/05/2023
CIYAARTA MAANTA
Manchester United VS Brighton & Hove Albion FC
03/05/2023
FULL TIME 1:0
Liverpool FC VS Fulham FC Official
Liverpool ayaa badisaysay shan ciyarood oo xidiida markii ugu horeysay seasonkan
03/05/2023
SHAXDA CIYAARAHA MAANTA
Liverpool FC
Manchester City
02/05/2023
FULL TIME 1:0
FC Barcelona VS REAL SOCIEDED
02/05/2023
SHAXDA
Arsenal VS Chelsea Football Club
02/05/2023
LONDON DERBY
Arsenal VS Chelsea Football Club
TIME:10:00PM
STADIUM:EMIRATES
02/05/2023
CIYAARAHA MAANTA
Real Madrid C.F. VS Club Atlético Osasuna
FC Barcelona VS REAL Socieded
01/05/2023
Kooxda FC Barcelona ayaa donaysa iney ibiso lacibkeeda ANSU FATI suuqa kala iibsiga ee soo socda si ay dhexli usamayso lakiin FATI marabo in uu katago kooxda