Bulsho Online

Bulsho Online

Share

welcome to my official page
You will find news about sports, writing, videos, photos and more
follow and like my official page

ku soo dhawaw page keyga rasmiga ah
waxad ka heli doonta wararka saabsan ciyaaraha,qoraal,muqaalo,sawiro iyo wixii la mid ah
follow and like page keyga rasmiga ah

10/03/2023

Pep Guardiola oo ka hadlaya xaalada João Cancelo ee Bayern: “João waa ciyaaryahan u ciyaara Bayern Munich. Ma hayo wax faallo ah” 🔵
“Waa ciyaaryahan Bayern Munich ah. Dhamaadka xilli ciyaareedka waxaan dib u eegi doonaa dhammaan kiisaska

10/03/2023

Kooxda Barcelona ayaa dacwad oogayaasha dalka Spain ku soo oogeen dacwado la xiriira lacago la siiyay guddoomiye ku xigeenkii h**e ee guddiga garsoorka Spain xiligii uu madaxweynaha ka ahaa Barcelona josep maria Bartomeu si La mid ah Madaxweynayaashii h**e ee Barcelona Josep Maria Bartomeu iyo Sandro Rosell ayaa sidoo kale wajahaya eedeymo musuqmaasuq

Follow Yaazi Show

Photos from Bulsho Online's post 09/03/2023

FT: Manchester United 4-1 Real Betis. ❤💪
YES YES YES waxaan gaadhney guul aan uqalaney, sidoo kale waxaan lug lasii galey 8-dhamaadka Europa League. 🥰
Yaad Udooran lahayd ciyaar tahankii ugu fiicnaa garoonka [MAN OF THE MATCH]

05/03/2023

Man united still Manchester United

15/02/2023

Saadali ciyaarta vs Dortmund ee champions league oo ku guulayso lacag dhan 25$ oo ay bixinayso telefishanka Hayaan cable TV saadasha ciyaartuna waxay ku eegtahay markay ciyaartu bilaamato shuruudahana buuxi
1:hal mar saadali kulanka
2: pogan Yaazi Show follow soo dheh hadanad h**e u odhan waa maal galiyaha barnaamijka ciyaraha
3: u shere garee 5 group
4: ogoow shuruuduhu waa muhiim hadaad saadasha SAXDO oo shuruudahana wada buuxiso waa hubaal inaad helayso hadyadaada

06/02/2023

BAYAANKA: Manchester City Manchester City
Maxaa ka socda Manchester City? ⚠️ 🔵 ⚠ ⚠ ⚠

Bayaanka Premier League ayaa xaqiijiyay in “Manchester City lagu soo oogay maxkamado badan oo shuruuc maaliyadeed ah iyadoo la raacayo baaritaan 4 sano ah”.
▪️ “Cunaqabataynta suurtagalka ah haddii la helo in ay ku jiraan dhibco yareyn ama xitaa in horyaalka laga ceyriyo”, The Times ayaa warbixineysa.

📑 Bayaanka Manchester City ee sheekadan:
“Manchester City FC waxay la yaaban tahay soo bixitaanka shuruucda Premier League, gaar ahaan la siiyay meherada dheeriga ah iyo alaab badan oo faahfaahsan oo EPL-ka la siiyay. Naadigu wuxuu soo dhaweynayaa dib-u-eegista arrintan ee guddi madaxbannaan, si loo tixgeliyo jidhka caadifadda ah ee caddaymaha aan dib-u-eegi karin ee jira taageerada booskeeda. Sidaas oo kale waxaan rajeyneynaa in arrintan la nasiyo mar iyo mar kasta”.

Yaazi Show

06/02/2023

War Dag Dag: Man City ayaa lagu soo oogay dacwado DagDag ah oo ay jabiyeen sharciga Premier League. Waxaana macquul ah in dhibco badan laga jaro ama Horyaalka laga saaro

Warkaan ayaa goordhow soo dhacay. City ayaa wajaheeysa xaalad adag hadii dacwadan lagu helo, waxaa laga qaadayaa dhibco. Ama Seria B ayaa loo diri doonaa.

Yaazi Show

05/02/2023

Arsenal waa laga badiyay ❌
Liverpool waa laga badiyay ❌
Manchester City waa laga badiyay ❌
Milan waa laga badiyay ❌
Real Madrid waa laga badiyay ❌

Barcelona waa badisay ✅

Taageerayaasha Barcelona maxaa dareemeysiin?

Yaazi Show

05/02/2023

João Cancelo ayaa labo caawin sameeyay labadii kulan ee ugu h**eysay Bayern Munich

Yaazi Show

05/02/2023

🚨 | DEG-DEG: Manchester United ayaa si degdeg ah ugu dhawaaqi doonta qandaraaska cusub ee Alejandro Garnacho kaas oo socon doona ilaa 2028.[Manu_Sainz]

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
6922334