26/03/2025
Trent Alexander-Arnold ayaa ku qasbanaan doona in uu iska dhiibo maaliyada uu jecel yahay ee 66-aad hadii uu Real Madrid kaga soo biiro Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hoyga Ciyaaraha, Sports, Mogadishu.
26/03/2025
Trent Alexander-Arnold ayaa ku qasbanaan doona in uu iska dhiibo maaliyada uu jecel yahay ee 66-aad hadii uu Real Madrid kaga soo biiro Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Liverpool vc Newcastle United
Barcelona 4 vs atlético madrid 2 ciyaarta goolal lesku farjiyey Barcelona labo gool ayaa logu hormaray lobo kaan ee afar gool hoo
16/03/2025
Soo laabashada cajb ah ciyaarta waxaa qaatey yamal 17 jirka ee Barcelona 🤯
16/03/2025
Barcelona ayaa wali hogaanka u haysa La Liga kadib soo laabasho waali ah🤯🔝📈
16/03/2025
Wax yar ayaad ka daahday waraysiga. Maxaa dhacay? Ma waxaad ku damaashaadaysay qolka labiska mise wax? "Lamine Yamal: Haa, waxaan ku wada damaashaadnay qolka labiska, waana ku raaxaysanaynay xilligan, hadda dhammaanteen waan raaci doonaa xulalka qaranka, sidaas darteed waxaan rabnay inaan wax yar si wadajir ah u dabaaldegno, aad ayaana u faraxsanahay."
15/03/2025
🚨 REAL MADRID OO GUULEYSATAY GOBOLKA VILLARREAL MARKII UGU HOREYSAY TAN IYO 2017
02/03/2025
Kooxda AS Roma ayaa goolka la hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Alexis Saelemaekers. 🙌⚽
02/03/2025
Da’yarta ayaa Barcelona ka caawiyay in ay dib u soo ceshato kaalinta kowaad ee kala saraynta horyaalka La Liga🇪🇸
01/03/2025
FT. Real Betis 2-1 Real Madrid Ciyaaryahankii h**e ee kooxda Real Madrid Isco ayaa goolkii guusha u dhaliyay kooxda Real Betis no face isco waa u ku dabal dagay gool u dhaliyay Real no face