30/11/2025
BEAST MODE
-Wuxuu sare uqaadaa tamarra (High Energy)
-Wuxuu Kobciyaa Murqaha( Muscle Growth)
-Wuxuu ku siinayaa Pump Xoog Leh (Mass Blood Flow)
-Waxaad ka heleysaa Recovery Degdeg ah (Fast Recovery)
Coach Ali Abdullahi β Fitness & Nutrition Specialist.
28/11/2025
Jumma Mubarak
(Coach Ali Abdullahi )
fitness and nutrition coach
24/11/2025
COACHCALI ABDULAHI
FITNESS AND NUTRITION COACH
SERVICES:
PERSONAL TRAINING
WEIGHT LOSS & FAT LOSS
BODYBUILDING PREPARATION
INJURY-SAFE TRAINING
22/11/2025
Creatine Monohydrate
37.99$.
06/11/2025
Maalin kasta waa fursad cusub oo aad horumar ku samayn karto ,
maalmaha adag iyo joogteynta ayaa kaa dhigi doona guuleyste π―
04/11/2025
ALI ABDULLAHI β
Personal Tainerπͺ
Nooca Adeegga
Tababar shaqsiyeed 1-on-1 (3 jeer usbuucii)
Diiradda:
π₯ Luminta baruurta
πͺ Dhisidda iyo ilaalinta murqaha
βοΈ Isbeddelka jirka
𦡠Soo kabashada dhaawaca iyo xanuunka dhabarka hoose
π Baridda farsamooyinka jimicsiga saxda ah iyo nasinta murqaha.
02/11/2025
Is beddelka dhabta ahi wuxuu ka bilaabmaa adiga.
Ma aha oo kaliya in jirkaagu in aad dhisto sidoo kale waa dhisida maskaxda,