Xabad Media

Xabad Media

Share

Kuso dhawaw Xabad Media
kala soco halkan xogaha ciyaaraha iyo wararka xasaasiga ah

11/02/2025

Xog: Xogaha soo baxaya ee amniga la xidhiidha ayaa sheegaya in maamulka Somaliland uu qorsheeyay weerarka duullaan ay ku soo qaadaan deegaannada maamulka SSCKH gaar ahaan jiidaha Xadhadhan, Shangeed Galgal, iyo Salinta.

Xogaha aanu helayno ayaa sheegaya in duulankan la qorsheeyay ay Somaliland u dhigtay hab saddex geesood ah, isla markaana ay duulaankaas ay u bixiyeen magaca "Samriye" taas oo muujinaysa in Somaliland ay ka shaqaynayso weerraro ay ka geystaan deegaannada maamulka SSCKH.

Geesta kale wararka amniga oo ay bixinayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in magaalada Caynaba iyo Qorilugud laga saaray dadkii shacabka ahaa ee halkaas degenaa.

Duulaankan Somaliland qorshaysay ayaa ku soo aadaya xilli odayaasha gogol-u-xaadhka nabadda ee Ergada uu horkacayo Garaad kulmiye Garaad Maxammed ay dhawaan tageen magaalada Hargeysa halkaas oo ay kula kulmeen madaxda maamulka Somaliland, culimada iyo salaadiinta, sidoo kale weftidaas ayaa horay u yimid magaalada Laasacaanood ee caasimadda maamulka SSCKH oo ay kula kulmeen madaxda maamulka SSCKH, Culimada iyo golaha dhaqanka sare ee deegaanka.

Yusuf Sahardid.

11/02/2025

Pl Tv waxa laga saaray wareysigii xalay fashil ku yimid qaabka lo waraystay dad badan ayaa dood ka keenay qaabka aan khibrada ku jirin u waraysiga u dhacay side kula aha adiga ?

11/02/2025

Tiradda rasmiga ah Dhimashadda Daacish ee la arkay 98

11/02/2025

Dagaal xoogan ayaa Aroornimadii h**e ee Saaka ka bilowday ilaa haddana Socda Toga Jaceel ee gobolka Bari waxaa jira Khasaare labada dhinac oo dhimasho iyo dhaawac leh.

10/12/2024

🚨
Thomaska iyo Nugaal oo dib iskugu laabaty.

Dadaalo ay sameeyeen qaar kamida ciyaartoygii h**e ee gobolka Nugaal ugu dambeyn waxaa lagu guuleystay in xiddigaan uu u ciyaaro gobolkiisa Nugaal

10/12/2024

🚨
Gobolka Bari oo keensaday Ciyaaryahn Abdulqadir Bollteli .
ciyaryahankaan ayaa kamid ahaa Xulka jubbaland koobki maamul goboleedka.

09/12/2024

Xulka Gobolka Sanaag Ayaa Isku Raacay in ay si toos ah uga baxaan tartanka Gobolada puntkand. Abaaro caawo 10:00 Fiidnimo ayay isku raaceen in ay maagaalada ka baxaan ayagoo ku gurya noqonaya Xarunra Sanaag ee Baran

09/12/2024

TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND πŸ‡ΈπŸ‡±

Berito waxaa Garoowe ka bilaaban doona tartankii 10-aad ee gobolada Puntland, waxaana sanadkaan ka qeybgalaya (9 kooxood).

Kulanka furitaanka waxaa ciyaari doona gobollada Nugaal & Raascasayr.

Jadwalka tartanka ayaa lasoo saaray goordhow.

Waxaa la qorsheeyay tartanka inuu soo dhamaado 31/122024 - maalinta ugu dambeysa sanadkaan.

Xulkee ayaad taageero u tahay?

ANIGA: Gobolka Bari ayaan wataa πŸ™ŒπŸΎπŸ†

09/12/2024

🚨
Gobolka Bari oo la wareegay Kaarik
kaarik ayaa matali doona Gobolka bari tartanka gobolada Puntland

09/12/2024

Sida ay hada wax usocdaan Abdihamid Thomaska oo labadii sano ugu danbeysey matalayey Gobolka nugaal ayaa sanadkan ay u badan tahay inuu ma talidoonin

wixii kasoo cusboonada halkaan isha ku haya.

08/12/2024

War DegDeg Ah:

Difaaci Gopolka nugaal pirlo aya sheegay in uusan ciyaari doonin koobka puntland maadama la ixtiraami wayay mamulkisa khatumo sool iyo cayn laguna badashay dhalinyar laga so ururiyay garowe wuxu shegay in ceeb ku tahay inay ka hor yimadan gopoladodi o dhalinyar kale matalayso.

wasarada dhalinyarada iyo xirirka kubda puntalnd aya falkan samesay

08/12/2024

Isku aadka koobka gobolada puntlnd gobolkee u rajayn

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu