06/11/2025
MA LAANDHEERE AAN AB AHEEN AYAA JIRA
waxa socda isha ku haay dantaadana niyada ku heyso
06/11/2025
MA LAANDHEERE AAN AB AHEEN AYAA JIRA
RAGA LABADIISA NUUC
AXAD MALA GAARAY🫡💪🏾
Arwaax Cali Gadaf
Ali Moh'd Osoble
Ali Cape Town
08/10/2025
Snup-kaan meel maku aragtay🫡
Beri banaan bax ayaa jira miyey dhaheen😀
28/09/2025
Waa moto beec ah
Qofkii ubaahan ha ila soo xiriiro insha allah
Matoorkeedq lama furin
Sharcigeedana waa dhaneys
01/09/2025
Hambalyo adeer waad gaartay hadafyadadii mid kamid ah waxaan kuu rajeynaa guul insha allah
Liibaan Aadan Warsame
جمعه مبارك يا جما
Ilbax tuulo caasimada ayuu gaari ku jiiraa bey dhahdaa somali
Degmada hodan maxaa kasoo socda
👀
Arwaax Cali Gadaf
04/06/2025
Maalmahaan waxaan arkayay aqyaar badan oo aan sxbo nahay oo magaalka gees ka gees lug ku maraya ayaga oo raba in ay nafis dareemaan
Miisaankana iskaga ridaan
Xqq waa arin muhiim ah aniguna dadkaas ayaan ku biirayaa🫡
27/05/2025
Kulanka weyn ee ay isku wajahayaan legends-ka africa iyo legends-ka somalia dhaawac dartii ayaan iga cudur daartay
Arwaax Cali Gadaf
Mohamed Moalim Mohamud Nor
Ahmed Nor Mohamed
Xusen Cabdishakur
26/05/2025
Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉