15/10/2022
Gaar ahaan waxaan halkan ugu hambalyeneyna Player ka Team Guul Wade FC oo waa jibaad kiisa Qaran gutay Abdirahiim Zantos oo galabta badhig cajiib ah sameyey waxaana uu dhaliyey 2 Goals waxana dhihi karnaa best a striker in Somalia waxan dhaman tageerayasha iyo ciyaartoyda teamka Guul Wade Fc kalatirsan ey kuleyihiin Hambalyo dadalka aad sameysay intaa ka sii laba jibaar Somalia somaali baa leh FORCE SOMALIA Ocean starsπ πΈπ΄
15/10/2022
15/10/2022
15/10/2022
07/10/2022