11/11/2025
Waxaa soo kordhaya xiisad colaadeed oo laga dareemayo degmada Matabaan Bari, taas oo u dhaxeysa beelaha Agoon Cabdalle iyo Ceyr (Habargidir). Sida ay xogaha qaar sheegayaan, waxaa socda abaabul hubeysan iyo isku urursi ciidan oo laga dareemayo deegaannada u dhow Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Waxaa la sheegay in maalintii shalay ay shir ku yeesheen siyaasiyiin iyo madax ka tirsan beesha Ceyr, kuwaas oo sheegay in la magacaabay nin cusub oo lagu sheegay inuu mideeyo ciidammada NISA ee ku kala sugan labada magaalo. Ujeedada qorshahaan sida xogta lagu sheegay waa in duullaan lagu qaado deegaanka Agoon Cabdalle, taas oo haddii ay run noqoto, khatar weyn ku ah nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada deegaanka.
π Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada iyo odayaasha dhaqanka, culumada, iyo saraakiisha dowladda in ay si degdeg ah uga hortagaan colaaddan, loona istaago sidii loo joojin lahaa dhiig kale oo daata.
Colaaddu wax naf iyo maal ah midna ma reebto β waxa kaliya ee ay dhaliso waa barakac, murugo iyo colaad soo noqnoqota.
ποΈ
18/10/2025
Asc dhamaan dadka ku xiran halkan aad ayaa idin salaamay
24/09/2025
π’ Ogeysiis Muhiim ah
Shacabka Soomaaliyeed waxaa laga codsanayaa in ay si wadajir ah uga soo qaybgalaan banaanbaxa nabadeed ee ka dhici doona 5-ta Oktoobar.
Banaanbaxan waxaa loogu hor istaagayaa duminta guryaha iyo barakicinta shacabka. Waxaa muhiim ah in aan midnimo ku muujino codkeena, oo aan tusno in shacabka aan la dayici karin.
β Ma jiri doono ganacsi, β waddooyin la maro β waa in dhammaan shacabka meel kasta ay iskugu soo baxaan, qofna ha harin.
β οΈ Fadlan qoraalkan la wadaag (share) si uu u gaaro qof kasta.
β Midnimo shacab waa xoog!
10/09/2025
Hadal Degdeg ah:
Xawaadleye, ka digtoonada! Qaar idinka mid ah hunguri ayaa ka qaaday xishoodkii, gaar ahaan Cali Madaxweyne. Ogaada ninka la yiraahdo Sanbaloolshe inuusan waligiis u shaqayn dadkiisa β shaqadiisu waa inuu u adeego cidda xil u dhiibta. Ugaas Xasan (Alle ha u naxariisto) h**e ayuu uga digay, wuxuuna yiri: βHel oo waay.β Taas macnaheedu waa xil ma raago, sharafna ma leh.
Maanta qorshaha socda waa in Jowhar madaxweyne looga dhigo nin abgaal ah, xawaadlena la khasbo, madaxweyne ku xigeenna loo dhiibo Cabdifitaax, iyadoo hub iyo lacag badan loo ballanqaaday Baladweyne.
Xawaadle, goβaan adag qaata, midnimo yeesha, hana noqonina kuwo qadisay.
29/03/2024
Bari insha allah waxaa la ansixin doonaa tastuunkii 15ka sano qabyada ahay waxaana ka bixi doonaa wax la yiraahdo federal kawaxaana yeelan doonaa tastuur , sharci waxaa meesha ka baxaayo magaca dowlada federalka waxa somalia loogu yeeridoona
Dowlada somalia
28/08/2023
Hadii taliyaha xooga laga dhigo cabdullahi bare, wasiirka gashadhiga laga dhigo cali jeyte. Taliyaha lugta dabageed laga dhigo kawarama asxbeyπ
27/06/2023
Madaxweynaha dowlad gobaledka hiiran state ayaa dadka rer hiiran state iyo umada soomaliyed ugu hambalyey eid arafa.mudane cali jeyte cisman
25/06/2023
Hambalyo madaxweynaha cusub hiiran state mudane cali jeyte cismam iyo madaxweyna ku xigeenka ahmed aji