02/01/2023
Sameynta ronaldo oo durba soo shac baxday
Intan laso bandhigin heshis ka alnassr io
ronaldo Instagram ka nadiga alnassr wuxu
marayy 850k oo follow
Balse maxa dhacay sacadoyin kadib
Hatan wuxu si maraya Instagram ka nadiga
alnassr 6.8m follow
Waxay na ka shacbiyad baten qar ka mid ah
nadiyada ka ciyara horyalda yurub sida:
Aston villa Everton sevilla roma real sociedad
io qaar kalo badan
Pls nagu so biir oo nagu dhira gali follow
02/01/2023