🚨Breaking News
Xavi Alonso
Tababaraha Real Madrid ayaa la cayriyay ka dib marki El-Clasico_dii Super cup laga qaaday .
Xavi Alonso ayaa maaamulka maclinimo haayey 31 kulan keliya
22 Oo guulaysty
4 barrejo ah
5 Guuldaro
Sidee kula tahay in Xavi Alonso la ceyriyo
Somali Media Hub
kuso dhawow oo Hel Barnaamij ku xiisa geliya Mar walba
Halkani waa Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay
Waana. Tartanka Horiyaalka lagu qabta magaladaas oo loo yaqaano South west super league
Kulankaan wuxuu ahaa mid Derbe
Lkn garsooraha wuxuu dhacay Soco Foul mahanee
Jiliinaa wadaaaye
Ee adigu arigtidaada nala wadaag Ma Foul baa mise
The Following
29/12/2025
Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen, Cabdimalik Al-Xuuti ayaa hadal uu soo saaray sida ay baahisay Al Jazeera, wuxuu yiri ; “Waxaan u aragnaa joogitaan kasta oo Israa’iil ku yeelato dhulka Somaliland inuu yahay bartilmaameed sharci ah , waxaana beegsan doona ciidankeenna.”
Fiiro gaar ah;
Waa hanjabadii u horreysay oo ka dhan ah Somaliland oo ay soo saarayaan Xuutiyiinta, tan iyo markii ay Israa’iil aqoonsatay Somaliland, iyadoo warbaahinta Israa’iilna ay maanta baahisay in xiriirka Israa’iil ay la yeelanayso Somaliland u fududeynayo ciidanka cirka Israa’iil inay ka fuliyaan gudaha Yemen— weerarro ka horumarsan weerarradii h**e ee Israa’iil ay ka geysatay goobaha ay Xuutiyiintu maamullan ee Yemen.
27/12/2025
War Deg Deg : Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan degdeg ah barito isugu yeeray dhammaan Xildhibaanada labada aqal.
Farriintan ayaa loo diray xildhibaanada, waxaana Kulanka loogu magacdaray “Kulan aan caadi ahayn”
27/12/2025
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Falastiin ee Maxamuud Cabbaas uu hoggaamiyo ayaa lagu yiri ; “Waxaan taageereynaa midnimada, nabadgelyada, iyo madax-bannaanida Soomaaliya, waxaana diidnay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland.”
27/12/2025
Alaahu Akbar waa markii ugu h**eeyay oo la arko Mohamed Salah oo salaad dukanaayo waliba jamaaca ka hor kulankii ay 1:0 ugu badiyeen South Africa!
Salaadan buumada lagu dukanaayo iyadoo jilbaha qaawanyihiin oo cowro ah sida diinteena noo sheegtay salaadan waa noocee?
27/12/2025
Kylian Mbappé waa sxb dhab ah wuxuu maalin dhawayd balan qaaday in uu imaan doono uu daawan doono kulanka Morocco vs Mali
waxaana uu soo xirtay maaliyada xulka Morocco si uu taageero ugu muujiyo sxbkiisa Achraf Hakimi 🇲🇦
27/12/2025
Trump oo Qac ka yeersiiyey Maamul goboleedka Somaliland.
Madaxweynaha Maraykanka Donal J Trump ayaa sheegay inuusan waligiis aqoonsan doonin Somaliland, Israa11L sabata ay u aqoonsatay anigu ma ogi mana aqoonsan doono ayuu hadalkiisa kusoo koobay.
Qac.
Degdeg laguma debaal d**o!
Kulan weyn BCC Vs Baaysom
Kulan wuxuu ahaa Cornel Shaati-gaduud
26/12/2025
Israaiil ayaa si rasmi ah Dawlad ugu aqoonsatay Somaliland
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu