02/08/2025
Canbareen Ganax Qalad ah
Mamulka Sprots ka Dagmada deyniile
Ciyaaruhu waaa is dhaxgalka bulshada
02/08/2025
Canbareen Ganax Qalad ah
Mamulka Sprots ka Dagmada deyniile
21/06/2025
Sawirada kulanka Finalka
Qeybta 5
21/06/2025
Sawirada kulanka Finalka
Qeybta 4
21/06/2025
Sawirada kulanka Finalka
Qeybta 3
21/06/2025
Sawirada kulanka Finalka
Qeybta 2
21/06/2025
Sawirada kulanka Finalka
Qebta 1
waxaa shalay galabta lagu soo gabaggabeeyay koobka kubbadda cagta Xafada Shabaqley oo sannadkiiba mar laqabto xafada shabaqley , uuna soo agaasimay Gudiga dhalinyarada xafada shabaqley .
Cayaar kulul oo dhexmartay kooxaha kala duwan kaddib waxaa koobka ku guuleysatay Kooxada KARBAL oo sannadkan noqotay hoyaalka Xafada shabaqley.
Munaasabadda gabaggabada waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha sprots ka Degmada deyniile Mustaf Muhidiin Hassan ( Ota Dheere) iyo Gudoomiyaha waaxada barwaaqo Mudane Mohamed Qarweere iyo Taliyaha booliska waaxda barwaaqo Taliye Ilkacase iyo madax kasocotay Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliyeed, ururka dhallinyarada qaranka Soomaaliyeed iyo martisharaf kale.
Gudiga dhalinyarada xafada shabaqley oo gabaggabadii kalmad jeediyay ayaa soodhoweeyay, una mahadceliyay madaxda kasoo qeybgashay munaasabadda iyo kooxaha ku tartamay koobkan.
Gudiga dhalinyarada xafada shabaqley ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Kooxada KARBAL oo sannadkan noqotay horyaalka Shabaqley
Hambalyo guuleystayaasha sannadkan ee Kooxada KARBAL
20/06/2025
Sawirada kulanka final ka koobka shabaqley cup
20/06/2025
Sawirada Kulanka final ka tartanka kubada cagta
Xafada shabaqley
18/06/2025
Final ka tartanka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley cup