14/10/2024
WUU SOO LAABTAY ©️2️⃣4️⃣®️ 🔥💙
Magaceygu Waa..C..RisaaQ Bartaan Waxaad Ka Heleysaa Warka Ciyaaraha iyo Arimaha Bulshada ilasoco❤️✌️❤
14/10/2024
WUU SOO LAABTAY ©️2️⃣4️⃣®️ 🔥💙
DIAMOND 💎 COLE PALMER 🐐 💯 🐐
11/09/2024
11-Saptembar 2001 Meeqa jir Ayaa Eheed Run Sheeg ?
Me 7 Jir Ahaa
Manchester United 🤣🤣🤣🤣🤣
Me My Page
Cida Xay Galabsadeen
09/09/2024
🟥 Declan Rice - ayaa la joojiyay ka dib kaarkii casaa ee uu ka ciyaaray Brighton
Martin Ødegaard - wuxuu ku xaddiday canqowga oo ka dhan ah Austria.
Waxay u muuqataa in Arsenal ay ka maarmi karto labadeeda xiddig ee khadka dhexe ee North London Derby
Xagee Loowadaa Cidaan Sidaan Maxaa Waaye
Tottenham Iyo la.aanta Rice and Ødegaarda
By Aarka Mudug
05/09/2024
The Goat 🐐 9️⃣ 0️⃣0️⃣ Goal Cajabnal Cajiib
The Goat 🐐 Cristiano Ronaldo
21/08/2024
THE BOYS 🔵 TRADING IN COBHAM
21/08/2024
🌎 Dunida dhani Hada Waa Social Media Balse Qofkii Jaahila Oo Aan Update Aheyn Ayey La Tahay Wax Qiyaaliya Sikastaba Uqaado Cristiano Ronaldo Waa Hogaamiyaha Dunida iyo Kubada Cagta ⚽️ 3 Hours Ayaa 3.M Lagu Helay 🌎
Adeer Waad Mucaaradi Kartaa Balse Dakuu Heystaa Kaa badan iyo inta Taageerta
The Real Goat 🐐 CR7 🤴 👑 🦁 ⚽️
By Aarka Mudug
25/07/2024
Walee Wuu Arkay Dumar Kalla duduwan Oo Uu iskaga dhigay Gabarahaan Ka dibna Sidii Dumarahaan Uu Ku dhexgalay Ayaguna Aysan Ku Baraarugsaneyn Musiibada Ku dhex Jirta
Dumarku Markasta Waa Dhibaneheena Xitaa Wey inooga badbaadi Layihiin Magacoodii Dumarnimo Oo Waxaa Soo Badanaya Kuwo iska dhig dhigaya Dumar Balse Aan Aheyn Tollow Labeeb Miyaa Horta Malabaaray Waa iga Su.aalle Siduu Iskugu Ekeysiiyay Dumar Ileen Dheel Dheel Laiskuma Ekeysiin Karee
Dumarlaandow Waan idinka Xaal Marineynaa dhaca iyo Boos Riixa Bilahaan iyo Baryahaan Raga Raga Qaar Magac Nala Wadaagaahi Ay idinku Hayaan
Likee
TOP Comments
By Aarka Mudug
15/07/2024
BACK-TO-BACK ▶️Lautaro Martínez gool kaliya ayaa Argentina ka caawiya inay difaacdaan . Waxay 1-0 ku garaaceen Colombia.
Argentina ayaa ku biirtay Spain iyagoo ah dalalka kaliya ee ku guuleysta saddex horyaal oo waaweyn oo xiriir ah.
✅Copa America 2021🥇🏆
✅Koobka Aduunka 2022 🥇🏆
✅Copa America 2024 🥇🏆
Hambalyo Hambalyo Famous Argentina 🇦🇷
14/07/2024
Unbeaten Iyo Awood Ayey Ku Qaaday Koobka Xulka qaranka Spain 🇪🇸
Croatia 🇭🇷 3_0
Italy 🇮🇹 1_0
Albania 🇦🇱 1_0
Georgia 🇬🇪 4_1
Germany 🇩🇪 2_1
France 🇫🇷 2_1
England 🇬🇧 2_1
Spain 🇪🇸 Bilaw ilaa dhamaad Wuxuu Ahaa Xulka Qaranka Ugu Awooda Badan Tartankan Soo Af Meermay Cawada
Hambalyo Famous Laroja Wey U Qalmeen Wuuna La Hoyday
By Aarka Mudug
14/07/2024
Cadaal daro iyo Qalbi Jab Ayaa isku Kaa Raacday My Diamond 💎 Cole Palmer
No More This is Football ⚽️
Never Give Up 🔥💪🔥
Hambalyo Hambalyo Hambalyo The Foozayaasha Laroja🏅🏆🏅
By Aarka Mudug