MR caan

MR caan

Share

Page facebook follow isoo dheh welcome

Photos from MR caan's post 05/10/2023

Macallinka xulka England oo isreebreebka euro da 2024 usoo xushay bukayo saka waxay taasi dhigantahay inuu saka qabo dhaawac yar isoo kle waxuu soo xushay jarrood Bowen Ollie watkins isagoona ka tagay markle Raheem Starling

Photos from MR caan's post 04/10/2023

Kulamada maanta ee champions league
rbleipzig πŸ†š Man city
Celtic πŸ†š. Lazio
Atletico πŸ†š feyenood
Antwerp πŸ†š shakhtar donetsk
Crvena Zvezda πŸ†š young boys
Newcastle πŸ†š pgs
B.Dortmund πŸ†š Acmilano
Barcelona πŸ†š Porto
Khabiir haddi aad tahay saadaalintaadu waa noo muhiin

Photos from MR caan's post 04/10/2023

macalinka kooxda arsenal πŸ—£οΈ Mikel Arteta oo ka hadlaya dhaawaca Bukayo Saka: β€œWaxa uu isku dayay in uu kubbada dib u celiyo qaybtii h**e ee ciyaarta wax uu dareemay, waxa ay ahayd wax muruqa ah, wuuna ku faraxsanayn in uu sii wado sidaa darteed waxa aanu ku qasbanahay in aanu ka saarno.

"Ma garanayno [khatarta dhaawaca] wax ka badan taas, sida iska cad waxay ahayd mid weyn oo ku filan inaan loo ogolaanin inuu sii ciyaaro ciyaarta, taasina waxay si cad walaac noogu tahay."

πŸ—£οΈ| Mikel Arteta oo ka hadlaya maskaxda Bukayo Saka inuu u ciyaaro kooxda saddexdii maalmoodba mar:

β€œRuntii aad ayuu u rajaynayay inuu ciyaaro. Ciyaaryahan kasta (wuxuu ahaa). Waxay ahayd habeen weyn oo Champions League ah. Waxaan u sheegay in aan sawiray sawir, muuqaalka, nooca ciyaarta ee aan wajihi doono maanta [ka soo horjeeda Lens] dhamaantoodna way ogaayeen. Laakiin Champions League aad ayay u adag tahay in lagu guulaysto, aad ayay u adag tahay in lagu guulaysto meel ka baxsan garoonkeeda, maantana waxaan qaadanaa cashar weyn.”

follow dheh page

21/08/2023

Full-time Crystal Palace 0 - 1 Arsenal
3 points + Clean sheet
Goal udhaliyey Martin ΓΈdegaard 53 (p)
Hambalyo tageerayaasha arsenal

21/08/2023

DEG DEG:-

Super xidigii h**e ee arsenal iyo Barcelona Thierry Henry ayaa loo magacaabay Macallinka cusub ee xulka qaranka Faransiiska ee xiddigaha da'doodu ka hooseyso 21 sano. πŸ‡«πŸ‡·
Waxa uu saxiixay heshiis labo sanadood ah, isagoo shaxda xulka Faransiiska ee xiddigaha da'doodu ka yar tahay 21 sano hoggaamin doona koobka qarammada Yurub ee Euro 2024 & 2025.

Page ka follow dheh si aad uhesho warar macquul ah

21/08/2023

David Raya taatuugaas qoorta uu ku tuntay waa kulankii xilli ciyaareedkii 2021-22 lagu furay horyaalka premier league ee dhax maray Brentford vs Arsenal, iyadoo Brentford laba goal iyo eber ku badisay kulankaas.

Hadda waa ciyaaryahan Arsenal ah Raya, qoortana waxaa ugu suntan tattoo taariikhda ugu jira oo uu guul ka gaadhay Arsenal. Hadaba Malaga yaabaa inuu arsenal koobab waa weyn isuu tattoo kugu sawirto

21/08/2023

Ugu dambayntii Manchester City oo lagu dhawaaqay Jeremy Doku ( Fabrizio Romano) (HERE WE GO)

waxayna Heleen bedelka sax ah ee riyad mahrez muxuu ku soo kordhin karaa Manchester City Jeremy Doku
Asxaapta meeshan halay shido follow like waa xagaaga madaama tiktok laxidhay halkan igala soco

11/08/2023

FT: Burnley 0-3 Manchester City hambalyo tageerayaasha City iyagana sanadka kufurtay guul haaland wali isma bedelin hye mucaardow

11/08/2023

Deg deg πŸ‘€
Liverpool ayaa si rasmi ah hashiis ula gaartay Moises Caicedo adduun gaaraya 110 milyan oo Pound. Oo u dhiganta 145 milyan oo dollar.

Welcome to Liverpool Moises Caicedo. Chelsea waxaad ka doonto ayaaba qalad ah

11/08/2023

🚨 Breaking News

Harry Kane ayaa ku biiray Bayern ciyaaryahan ayaa €100m oo lagu daray €20m oo dheeri ah ugu biiray kooxda Bayern isagoona ayaa u saxiixi doonaa afar sano oo heshiis ah.

10/08/2023

BREAKING: war xun Courtois! ⚠️
Warbaahinta Spain ee COPE ayaa daaha ka qaaday in Thibaut Courtois uu marayo baaritaan caafimaad kadib dhaawac soo gaaray
"ACL-kiisa waxaa laga yaabaa inuu saameyn ku yeesho dhaawac ka dib markii uu ka baxay tababarka isagoo ilmaynaya", COPE ayaa werisay. In 6 ilaa 7 bilood garoomada ka maqnaanayo hadaba realmadrid yaa doon karaan ma
David DeGea mise boortaha kle

Photos from MR caan's post 07/08/2023

Caw daradii xalay ka dhigay messi garoonka waxay aheed mucjiso 4 kulan uu uciyaaray messi inter miami waxuu udhaliyey 7 goal iyo bilisyoon

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu