Elman fc afgoi

Elman fc afgoi

Share

halkaan waa page ka saxda ah ee Elman fc afgoi , sidaa darted sharaf ayay ino tahay in aad so boqato

03/07/2026

Lama joojiye

23/06/2026

Cupka sanadlaha ee kalkaal cup

23/06/2026

Best player cadnaan mire

Da,yarka qadka dhexe ee koxdeena

Guul wacan

27/05/2026

Ciid wanagsan dhamaan asxapta nagu xeran
All my fan's

16/02/2026

Allaah U Naxriistee Waxaa Maanta Degmada Afgooye Ku Geeriyoodey Ciyaaryahankii H**e Ee Kooxda Dayax Iyo Bariga Dhexe C/Fitaax Abdullaahi(Fatxi)

Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugu Diraynaa Dhammaan Ehelkiisa Iyo Bahda Sportska Degmada Afgooye

Allaah Ku Waraabiyo Janatul Firdowsa Isaga iyo Aabihiisaba iyo inta Muslimiin Ee Geeriyootey
إنالله وإناإليه راجعون

17/12/2025

Training

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu