11/12/2025
Welcome The Great Legend Mohameddeq Mualim iskack.
halyeygii weynaa ee naadiga fc. salaamey ku woo dhowoow magaalada baydhabo mudo dhowr sano ah ka dib weli waxaa ku weyntahay qalbiyada walaalaha naadiga salaamey.
01/12/2025
Kulan Ciyaareedka maanta.
Xaafada Salaamey vs Xaafada Isha
21/11/2025
HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO
FC. DAARU-SALAAM
23/10/2025
OCTOBER-24-2025
KULANKA MAANTA
๐COLONEL SHAATI GADUUD CUP
๐ FC. Sh ASHAROW
โฐ BAASKA 3:30 PM
๐๏ธ GAROONKA Dr. AYUUB
๐ BAIDOA-SOMALIA
20/10/2025
Mamulka iyo Ciyaartoyda Koxda fC. FC. Salamey Waxay Murugada iyo Xanuunka la Qiibsanayaan Hehelka iyo Qaraabada iyo Ciyaaryahan Maxamednor Ali baroode Oo Saaka lagu dhaawacay Magaalada Baydhano waxaan ilaah Uga Baryeynaa Cafimaad Taam ah siiyo.
17/10/2025
Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! ๐ Zakaria Aweys, Ali Iman Ali, MYakub MMrzl, Adam F. Isack, Sayitt Abdalla Ibrahim, Mohamed Eerow, Mohamed Eda, Ismail Adow
14/10/2025
Oct-15-2025
Kulanka Maanta
๐COLONEL SHAATI GADUUD CUP
๐ FC. XIDIGAHA BUSLEY
โฐ BAASKA 3:30 PM
๐๏ธ GAROONKA Dr. AYUUB
๐ BAIDOA-SOMALIA
14/10/2025
Tababarkii ugu danbeysey ee Isbuucaan
12/10/2025
HAMBALIYO DHALASHO.
Ingoo ah Maamulka, Maclamiinta, Citaartoyda iyo Taageershaasha naadiga FC. Salamey waxaa halkaan hambaliyo u direynaa Walaalkeena Ibrahim Haji Hafow oo ka tirsan Familka FC. Salamey ayaa Maanta ay Traariikhdu tahay 12-Oct-2025 wiil ugu dhashey Magaalada Baydhabo Janaay Wiil Kaas oo Loo bixiyey .
Waxaan leenaha Adeer soo barbaar oo noqo kii baari u noqda waalidkiisa anfacan Dadkiisa iyo Diintiisa noqo kii lagu baraaro oo lagu nasto.
Aamiin Aamiin Aamiin
09/10/2025
Extension Doneโ
๏ธ
Zakariya Aweysa Haaji (C Loosey)
waxaa uu maanta sameeyey Mudo kordhin . Waxaan leenahay dadaal wacan.
.
FC. Salamey