28/04/2025
Breaking News : Liverpool oo hada si rasmi ah ugu guuleysatay Horyaalkii 20aad. Liverpool waa Champions Of England 2024/2025
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saacid Alva, Sport & recreation, Sacidxasan631@gmail. com, Mogadishu.
28/04/2025
Breaking News : Liverpool oo hada si rasmi ah ugu guuleysatay Horyaalkii 20aad. Liverpool waa Champions Of England 2024/2025
22/04/2025
๐จ ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐ ๐๐: Kylian Mbappรฉ ayaa la filayaa inuu ku soo laabto ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey, balse uusan ka qeyb geli doonin kulanka Arbacada ee Getafe.
21/04/2025
๐จ Maamulaha guud ee Bayer Leverkusen, Cerro, ayaa xaqiijiyay: โWaxaan la leenahay heshiis sharaf ah (gentlemen's agreement) Xabi Alonso oo ku saabsan bixitaankiisaโ.
โHaddii koox uu Xabi Alonso h**e ugu ciyaaray timaado, waan fadhiisanaynaa si aan ugala hadalno arrintaas mana joojin doonno inuu baxoโ.
21/04/2025
๐จ ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐ ๐๐ก: Xabi Alonso ayaa weli ah ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐๐ฌ๐ก๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ Real Madrid, waxaana la sheegay in Bayer Leverkusen ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ haddii heshiis la gaaro ๐๐ค
21/04/2025
Kooxda Liverpool ayaa kaliya hal guul u jirta inay ku guuleysato horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, waxaana kulanka soo aaddan ay la leedahay Tottenham.
Haddii ay Reds garaacdo Spurs oo loo caleemo saaro ku guuleysiga horyaalka Premier League, waxaa saf u geli doona oo soo dhoweyn doona kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal oo kaalinta labaad ku jirta. ๐ฅฐ
21/04/2025
๐จ ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐ ๐๐!! Hansi Flick: โTer Stegen waa diyaar. Waa inaan ka wada hadalnaa waxa aan dooneyno inaan sameynoโ.
โMarkaa waa inaan sugnaa oo goโaan ka gaarnaa goorta ku habboon ee uu kusoo laaban karoโ.
21/04/2025
๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐ ๐๐ก: Manchester United waxay saxiixeysaa weeraryahan iyo goolhaye, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Manchester United Evening News.
21/04/2025
Tababaraha Chelsea Oo Loo Ganaaxay Arrin Layaab Leh Oo Uu Sameeyay Ciyaartii Fulham
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa la ganaaxay hal kulan oo uu garoonka ka maqnaanayo kaddib markii uu sameeyay dabaal-deg xad dhaaf ah intii lagu jiray guushii kooxdiisu ka gaartay Fulham.
21/04/2025
๐จ ๐๐๐๐๐ ๐๐: Ricardo De Burgos Bengoetxea ayaa noqon doona garsooraha ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey ee Real Madrid iyo Barcelona.
21/04/2025
๐จ๐จ *WAR DEG-DEG AH*: *Sergio Conceicao* wuxuu ka *tegi doonaa AC Milan* dhammaadka xilli ciyaareedkan โ *cutubkaas wuu soo dhammaaday*. โ
20/04/2025
Kevin De Bruyne Oo Shaaciyay Sababta Manchester City U Diiday Iney Kordhiso Qandaraaskiisa
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, Kevin De Bruyne, ayaa si furan uga hadlay goโaanka kooxda ee ah in aan la cusbooneysiin qandaraaskiisa, isaga oo sheegay in xaaladda guud ee kooxda ay sabab u tahay tallaabadaas.
De Bruyne oo la hadlayay warbaahinta ayaa yiri:
โSababta ay u gaareen goโaanka [in aan la cusbooneysiinin qandaraaskeyga] waxay tahay in kooxda oo dhan dhibtooneyso xilli ciyaareedkan. Waxaa laga yaabaa haddii kooxda aysan dhibaato ku jiri laheyn, aniguna aan kusoo laaban lahaa sidii h**e, in goโaan kale la qaadan lahaa
20/04/2025
๐จ *Trent Alexander-Arnold* oo ka hadlay mustaqbalkiisa:
โWaxaan sheegay intii lagu jiray xilli ciyaareedka โ *ma doonayo inaan faahfaahin ka bixiyo xaaladdayda*.โ
โMaalmuhu waa kuwo gaar ah mar walba. Inaad dhaliso goolal, inaad ku guuleysato koobab โ waa arrin gaar ah inaad ka mid noqoto.โ