Machadka Sahan-qaran Wuxuu Dhawaan Dib U Billaabi Doonnaa Dood Cilmiyeedyadi Xaaladaha Dalka Diiradda Lagu Saarayay.
Waxaan sidoo kale idinla wadaagi doonaa Cilm baarisyo iyo Talooyin arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Bulshada ah.
Sahan-qaran institute for research and training
This is an organization for making researches and trainings
21/08/2021
MACHADKA SAHAN-QARAN AYAA QABTAY DOOD WADAAG KUSAABSAN "XILDHIBAAN NOOCEE AH AYAA LA IMAAN KARA MATALAADDA DHABTA AH EE BULSHADIISA IYO DALKIISA, 30 SANO KADIB, DOWRKA DHALINYARTA EE KA QEYB QAADASHADA SHISMAHA QARANAKA"
Waxaan rajeynayaa in dadkii kasoo qeyb galay ay ka faaiideysteen,
Sahan-qaran institute for research and training
Sahan-qaran institute for research and training
18/08/2021
17/08/2021
MACHADKA SAHAN-QARAN WUXUU QABANAYAA KHAMIISTA BARNAAMIJ DOOD-WADAAG AH OO CINWAANKIISU YAHAY (XILDHIBAANKEE AYAA LA IMAAN KARA MATALAADDA DHABTA AH EE BULSHADIISA IYO DALKIISA IYO DOORKA DHALINTU AY KA QAADAN KARAAN DOWLAD DHISKA SOMAALIYA).
Eid Mubarak to all Muslims around the world
30/06/2021
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Madaxda Machadka Sahan-qaran waxay hambalyo udirayaan Xoghaye Yusuf Abdi Mumin iyo Gacalisadiisa Safiyo Abdi Ali oo saaka ku aqal galay Muqdisho.
Waxaan leenahay isku barakooba oo isku waara insha Allaah.
Sida la filayo xilligi doorashada way dhawdahay , Hogaamiye Noocee ah ayuu dalku ubaahanyahay?
Dr. Xildh. Sakariye Mohamud Haji Abdi oo dhiirageliyey Machadka Cilmi Baarista iyo Tababarrada ee SAHAN-QARAN.
Maxaa sabab inay isbadelaan Madaxda lasoo doorto markeey xafiisyada la wareegaam kadib?
Xild.Idiris Cabdi Takhtar.
Maxaa sababay in Madaxda Soomaalida ay kufashilmaan fulinta ballamaha ay qaadaan doorashada kadib?
Bare Jaamacadeed. Omar dhagahoor oo dhiga Jaamacadda Muqdisho ayaa ka jawaabaya.
Dooddii uu qabtay SAHAN-QARAN abwaankan ayaa fikirkiisa ku cabbiray nooca xildhibaanno iyo Madaxweyne ee loo baabahnyahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |