Rag halistooda wato❤️⚽️🙏
Couch Siidii
koox leh Akhlaaq wacan iyo kubad Qurxoon halkaan ugu imaw
Kooxdeyda ❤️❤️❤️🙏
😄😄😄 Funny Vedio Soo qabo @ mid saan Fulay U ah
16/05/2023
Welcome sxb Apdy Aziiz Muqtaar
Welcome Apdy Aziiz Muqtaar
kooxda Alcalaf Football Clup Fc
Ciyaariyahan qadka dhexe ah o Halistiisa e badan tahay Ayaa caawa kooxda ku so biiray
Hormar wacan Aya idin rajeyneyna dhamaantiin dhalinyarada jecel hormarka kooxdena❤️❤️🏆⚽️🙏
Hanbaliyo laacibkeyga LE JO waxan ku leyahay hormar wacan
Waxa u ku guulestay xidigi ugu fiicna Tartanki kubada cagta e Iskuulkiisa Alnaciim pss
👊🙏⚽️⚽️❤️🏆
Qeylada Lagu qeylinaayo ciyaariyahanka Waa Isbiirid la rabo Inuu wax saxo 👊
Lkn somaalidena waxa rabnaa inaa marki Uu macalinka nagu qeyliyo Aan ku war celino taas niyad jab wen ku ah macalinka🙏
Ciyaariyahan kasta o Somaali ah waxa leyahay dhageysiga macalinka diirada saar si kasto o U caroodo macalink hubaal waxa u jecelyahay inaa saxdo qaladkaga
Ani Macalin Ahaan wa Qeylo badanahay lkn Wa Marki Qalad la galo O Aan rabo ina saxno ⚽️⚽️🙏👊
Muuqaal tababarkena Caadiga aha❤️⚽️🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu