Couch Siidii

Couch Siidii

Share

koox leh Akhlaaq wacan iyo kubad Qurxoon halkaan ugu imaw

23/05/2023

Kooxdeyda ❤️❤️❤️🙏

23/05/2023

😄😄😄 Funny Vedio Soo qabo @ mid saan Fulay U ah

16/05/2023

Welcome sxb Apdy Aziiz Muqtaar

Welcome Apdy Aziiz Muqtaar

kooxda Alcalaf Football Clup Fc

Ciyaariyahan qadka dhexe ah o Halistiisa e badan tahay Ayaa caawa kooxda ku so biiray

Hormar wacan Aya idin rajeyneyna dhamaantiin dhalinyarada jecel hormarka kooxdena❤️❤️🏆⚽️🙏

11/05/2023

Hanbaliyo laacibkeyga LE JO waxan ku leyahay hormar wacan

Waxa u ku guulestay xidigi ugu fiicna Tartanki kubada cagta e Iskuulkiisa Alnaciim pss

👊🙏⚽️⚽️❤️🏆

11/05/2023

Qeylada Lagu qeylinaayo ciyaariyahanka Waa Isbiirid la rabo Inuu wax saxo 👊

Lkn somaalidena waxa rabnaa inaa marki Uu macalinka nagu qeyliyo Aan ku war celino taas niyad jab wen ku ah macalinka🙏

Ciyaariyahan kasta o Somaali ah waxa leyahay dhageysiga macalinka diirada saar si kasto o U caroodo macalink hubaal waxa u jecelyahay inaa saxdo qaladkaga

Ani Macalin Ahaan wa Qeylo badanahay lkn Wa Marki Qalad la galo O Aan rabo ina saxno ⚽️⚽️🙏👊

07/02/2023

Muuqaal tababarkena Caadiga aha❤️⚽️🙏

27/01/2023

Halista la sheego waa asiga

Zakariye hormar wacan

Xidiga qadka dhexe An la joojin karin kubadiisa dadaal

Wacan my poy

guul mar walbo

27/01/2023

Xidiga halista badan ee. deeqow

O idin leh. jimco wanaagsan

Weereryahan halistiisa wata wa kan

Libaaxa birta ah

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Kaaraan
Mogadishu