11/08/2025
π¨π£ Chelsea ayaa sare u qaaday wadahadalada Alejandro Garnacho , Wadahadallada labada kooxood ayaa hadda meel fiican maraya.
Garnacho ayaa kaliya doonaya Chelsea, heshiiska shaqsiga ah waa la isku afgartay, labada kooxood ayaana ka wada xaajoonaya qiimaha.
Garnacho, ayaa la filayaa inuu noqdo ciyaaryahan Chelsea xagaagan. β³π΅
π Fabrizio Romano
15/07/2025
Xaalada Gyokeres ππ½
Sida ka war qabno Arsenal & Sporting wa ku hehsiyen qiimaha guud ee xidigan β¬63.5M (Β£54M) plus β¬10M guno ah .
Labbada dhinac aya isku heystay sharudaha lagu bixinayo lacagaha gunada; Sporting aya rabto in lagu xero sharudo fudud halka Arsenal ku xertay guul shaqsi & mid koox ah .
Blse lababda dhinac aya galabta isku so dhawaday waxana Gyokres lo ogoladay in maalinmada Jimcaha tijabada caafimad ka ah u maro Arsenal si u qeyb kaga noqdo Ciyartoyda Arsenal ee maalinimada Sabtiga ah u safrayo Singapore πΈπ¬.
15/07/2025
Joao Pedro waxuu Chelsea ku sugnaa wax aan dhameen 10 Maalmood waxuuna u dhaliyay 3 Goals, Isagoona la qaaday Koobka ugu weyn ee Koox qaado.
Ogowna in uusan wali arkin meesha ay ku taalo xerada Tababarka Chelsea ee Cobham. π€£π€£
27/12/2023
Suwax Wanaagsan Aqayaarta
25/11/2023
π£οΈ| Mikel Arteta oo ka hadlaya is dhexgalka Jurrien Timber ee kooxda iyo sida uu meesha uga jiro:
βCajiib. Aad u qurux badan. Haddii aad qof kala hadasho dhismahaas, qof kastaa wuu ku soo dhawaadaa [wuxuu kuu sheegi doonaa] inuu yahay nin gaar ah. Runtii aad ayaan ula dhacay markii aan saxiixnay.
"Mararka qaar, markaad aragto ciyaaryahanka oo ku nool deegaankaaga oo ku ciyaaraya iyo tababarka, waxaan tagnay 'wow, waxaan heysanaa ciyaaryahan cajiib ah.'
"Waxa uu lahaa dib u dhac weyn iyo waqti adag oo lagu soo maro, runtiina wuxuu ahaa mid gaar ah sida uu u maareeyay xaaladda, runtii gaar ah.
24/11/2023
John Terry, waa la taliyaha dhanka farsamada ee Al-Shabab. βͺοΈβ«οΈ
24/07/2023
asc dhamaan sports news maalin wanaasan