05/12/2025
Guud ahaan maamulka i.o ciyaartoyda waxy tacsi tiiraanyo leh udirayaan bahda Kubadda Cagta i.o Akademiyada SIB i.o ehelka i.o qaraabada waxaa leenahay Samir iyo Iimaan ALLAH naga siiyo gadaashiisane allha nama fidneeyo dhamaantenba ππππππ
04/12/2025
Maanta I.o tartarna iskaashi cup
Ee garoonka madiino stadium π
Guul i.a ππ₯
02/12/2025
Video iskugu jiro saf sharafeed I.o tartanka
Iskaashi cup ee garoonka midiino stadium π
Waxii qeerka kujiro I.a
TikTok Β· RAJO ACADEMY β½οΈπ₯
Check out RAJO ACADEMY β½οΈπ₯βs video.
08/10/2025
Geem keeni shalay wuu ku dhamaday
Rajo academy
30/09/2025
RAJO WAA DIYAAR DHALINTA CUP I.o
Dayax stadium ποΈ
01/02/2025
First much won alx force rajo academy
23/01/2025
Under 13 i.o mcln saadaq
Waxow kulan kiisi ugu horey yay xifradiisa macalin nimo maamulidonaa Rajo Academy 13
Win i.aπ₯
23/01/2025
Rasmi maanta oo tarikhdu thy 23/1/2025
Ey academy yadu lasoo saxiixatayβοΈ mcln abdi raxiin hurdaaye oo aan kala Soo wareegnay naafo academy heshiis gaaraya ilaa 4 sano wxn ku leenahay good job βοΈ