Abdifitah ibrahim Mohamed

Abdifitah ibrahim Mohamed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifitah ibrahim Mohamed, Coach, Deg Warta Nabadda, Mogadishu.

Photos from Abdifitah ibrahim Mohamed's post 06/01/2026

ciidamada fercelinta ee ku jira Hurinta 2aad, kana tirsan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad, ayaa la siiyay casharo ku saabsan anshaxa (Discipline-ka) ciidanka iyo Xeerka Ciqaabta Ciidamada Qalabka Sida.
Casharadaas iyo wacyigelintaas waxaa si toos ah u bixinayay Captaan # Jamaal cilmi Adan , waxa oo si qoto dheer uga hadlay:
• Muhiimadda ay leedahay ilaalinta anshaxa ciidanka
• Waajibaadka askariga ka saaran sharciga iyo taliska
• Cawaaqibta ka dhalata jebinta xeerarka ciidanka
• Doorka askariga wanaagsan ee difaaca qaranka iyo ilaalinta shacabka
Ujeeddada guud ee wacyigelintan waxay ahayd in la helo ciidan leh maskax feejigan, faham sharci, anshax adag, isla markaana muruq ahaan iyo maskax ahaanba u diyaarsan fulinta howlaha amniga iyo difaaca dalka.
Gabagabadii, ciidamada ka qeyb galay casharada ayaa muujiyay dareen wanaagsan, faham sare, iyo diyaar garow buuxa, taas oo kor u qaadeysa tayada iyo hufnaanta ciidanka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Deg Warta Nabadda
Mogadishu