25/08/2026
❌ IT'S OVER ❌
For Fun
25/08/2026
❌ IT'S OVER ❌
24/08/2026
“Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay gantaal ballistic ah ku weerartay markab shidaal oo ay ku magacaabeen Amzan meel u dhow Yanbu, isla markaana ay beegsatay fariisimo iyo kolonyo Sacuudi ah. Sheegashooyinkan weli si madax-bannaan looma xaqiijin.”
24/08/2026
"Dalkeena sharci sax ah malahan hadana waxaa ka jira labo Dastuur wax socan karana malahan meelna looma dhaqaaqi karo"
Waxaa sidaas dhahay
Xildhibaan Jeesoow.
24/08/2026
Arteta has made his position clear to Martinelli and has explained that he is not in his plans.
Arteta ayaa mowqifkiisa u caddeeyay Martinelli, wuxuuna u sharraxay inuusan ku jirin qorshihiisa.
23/08/2026
With Dlanor Jay – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
HT:Brighton 4-0 Aston Villa
Villa Roosana waa qabaan afarna waa lagu leeyahay
Manchester City 0-1 Bournemouth
City gurigooda ayaa lagu haystaa