Dhiblaawe Sports

Dhiblaawe Sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhiblaawe Sports, Sport & recreation, Mogadishu.

🚨Rodri oo ogolaaday inuu ku biiro Barcelona ✅Wakiilada xidiga ku guuleestay koobka aduunka & ballon D’Orka aya ku war ge...
07/08/2026

🚨Rodri oo ogolaaday inuu ku biiro Barcelona ✅

Wakiilada xidiga ku guuleestay koobka aduunka & ballon D’Orka aya ku war geliye kooxda ka dhisan Madrid in xidiga uu doorbiday inuu dhanka Barca u dhaqaaqo.

Realna waa ka hartay heshiiskiisa. Space ma leh.
Rodrina intaan ka badan ma sugi karo.
Daahane hortiisa dafane ayaa jooga maqli jiray.

Barcelona aya hada u baahan inee Man City u gudbiso dalab u dhaxeeya 60m ilaa 70m euro.

🚨Kooxda Chelsea aya 25m euro kula soo wareegeesa difaac danbeedka bidix ee kooxda Rayo Vallecano 28 jirka reer Spain Pep...
02/08/2026

🚨Kooxda Chelsea aya 25m euro kula soo wareegeesa difaac danbeedka bidix ee kooxda Rayo Vallecano 28 jirka reer Spain Pep Chavarría. Waa badalki Cucurella.

Ma ogtahay? Macalin Carlo Ancelotti waa macalinka KALIYA ee ku wada guuleesta shanta horyaal ugu sareesa YURUB.. Premier...
02/08/2026

Ma ogtahay?

Macalin Carlo Ancelotti waa macalinka KALIYA ee ku wada guuleesta shanta horyaal ugu sareesa YURUB..

Premier League, La Liga, Bundesliga, SerieA, Ligue1 ✅

Record kaan wax jabina xita lama helaayo..

Enzo Maresca maalintii ugu horeysay Man City Muxu kuso kordhin kara Manchester city xili xiyaredka so aadan?
01/08/2026

Enzo Maresca maalintii ugu horeysay Man City

Muxu kuso kordhin kara Manchester city xili xiyaredka so aadan?

01/08/2026

Asxapta page wa cusub yhy itagera pls

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiblaawe Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share