07/04/2026
FT: Kulanka maanta Somalia National League.
Jeenyo 1-2 Dekaddaha.
Kusoo Dhawow Page-Ka Shaxda Ah Ee Naadiga Global Academy.
07/04/2026
FT: Kulanka maanta Somalia National League.
Jeenyo 1-2 Dekaddaha.
07/04/2026
Maxaad ku saadaalinaysaa kulanka Jeenyo Vs Dekedaha?
Ka daawo kulankaan App-ka Sumad meel kasta oo aad joogtid
14/03/2026
π¨ππππππ ππππππππ ππππππ ππ ππππ π¬
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya (SFF) ayaa shaaciyay in Somali National League dib u furmayo 03 April 2026,
Isbuuca koowaad waxaa jira kulamo adag oo ay ka mid yihiin Elman vs MCC iyo Jeenyo vs Dekedaha.
Suβaal Elman ma ka badin kartaa MCC Oo muddo Sanad ku dhaw aan laga badin ?
02/02/2026
Champions Mcc ππ₯
02/02/2026
Geemkii ugudambeyi oo ah General Daaβuud iyo
Mogadishu City Club π Horseed Sports Club 1971
caawa yaa magaalka loo shidi donaa Taliska Ciidanka xooga dalka ?
by
27/09/2025
FT: HELIWAA 2:1 DEYNIILE.
27/09/2025
Kulamada maanta Tartanka Kubada cagta degmooyinka gobalka Banaadir
Howlwadaag vs Xamar jajab
Deyniile vs Heliwaa
Yaaqshiid vs Balcad
Sadaali kulamada maanta dhacay
17/05/2025
Congratulations champions ππ
19/10/2024
Natiijada maanta Global Academy 2 iyo 1 Bondhere Academy πͺβ½οΈ
14/10/2024
New darees global Academyβ½οΈ
27/07/2024
Natiijada galabta Global Academy 6οΈβ£ iyo0οΈβ£ K. F.C Academy πͺπͺ