Coach Abbi Fit

Coach Abbi Fit

Share

Fitness coach and motivational speaker

14/05/2026

Lajirka sxbkey Abdiladif

29/04/2026

Raga wiilkan cml ah oo doonaya in ay is badaan Maxaad sugeysan? Isbadal waad sameyn kartaa ee yuusan waqti kaa lumin.

Waan kaa caawin karaa wixii cilmi ah dadaal kuna waa adi.

30/03/2026

Waad isbadali kartaa hadii cuntadaasa iyo exercise kaaga aad saxdo💪💪

19/03/2026

Meeqa daqiiqo ayaad isheyn kartaa?

14/03/2026

Habeenka ugu qiimaha badan Allow nagu aadi

10/03/2026

No excuses

07/03/2026

In aad calool leedahay waxa ka sii daran in aad ku qanacsanaato. Dufanka caloosha ku urura waa cadawga mustaqbalkaaga wuxuu saameyn ku yeelan karaa caafimaadkaaga iyo noloshaada.

Hal go’aan oo adag ayaa ku filan si aad u bilowdo safarka aad ku yareyneyso caloosha.

Anagu diyaar ayaan kuu nahay inaan ku caawino qorshe cunto, jimicsi iyo talooyin kaa caawinaya inaad gaarto isbeddel dhab ah.

06/03/2026

Aduunyadu waa dhibic malab ah.

05/03/2026

Adiga oo dhalinyaro ah miyaa wali calool la dhibantahay? Hadii aad mantay go’aan sayo walhi waad awoodaa in aad iska jarto. In aan ku caawino diyaar ayaan u nahay.

04/03/2026

Waa la kalatagay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

MOG
Mogadishu
A91H26X