Somalia Basketball Federation

Website

Somalia Basketball Federation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia Basketball Federation, Sports, Abdiaziz district, Mogadishu.

Official Page of the Somali Basketball Federation (SBF)
Governing body for basketball in Somalia
Affiliated with FIBA & FIBA Arab (Arab Basketball Confederation)
📍 Mogadishu, Somalia
📧 [email protected]
🔗 Sombasketball.com

06/10/2026

🏆 Three years unbeaten. A remarkable achievement!

The Somali Basketball Federation congratulates Nairobi City Thunder on winning the Kenyan league championship and remaining unbeaten for three years in a row.

We extend special congratulations to our President, Koshin Abdisalam, who also serves as the club’s General Manager, and to the players, coaches, staff and supporters whose dedication has made this success possible.

Wishing the entire Thunder family continued success! 🇸🇴🤝🇰🇪🏀

Naadiga Horseed Women ayaa soo Bandhigtay  Ciyaar Cajiib ah, iyagoo u soo Gudbay K**A DAMBEYSKA Tartanka General Da’uud ...
06/10/2026

Naadiga Horseed Women ayaa soo Bandhigtay Ciyaar Cajiib ah, iyagoo u soo Gudbay K**A DAMBEYSKA Tartanka General Da’uud Women Cup 2026!

Kulankii Maanta ee dhex Maray Heegan Women iyo Horseed Women Wuxuu ahaa Mid ay Taageerayaashu Neefta Ceshadeen ilaa ilbiriqsiyadii ugu Dambeeyay. Labada Kooxood ayaa soo Bandhigay Tartan adag, balse Horseed ayaa Guusha ku Raacday hal dhibic oo keliya!






FULL-TIME HEEGAN 49 VS HORSEED SC 50TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026
05/10/2026

FULL-TIME

HEEGAN 49 VS HORSEED SC 50

TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026






🏀 SEMI FINAL 🏀Tartanka General Da’uud Women Cup 2026Kulanka Xiisaha Badan ee Semi Final-ka ayaa dhex Mari doona Malinka ...
04/10/2026

🏀 SEMI FINAL 🏀

Tartanka General Da’uud Women Cup 2026
Kulanka Xiisaha Badan ee Semi Final-ka ayaa dhex Mari doona Malinka beri ah

Heegan S.C 🆚 Horseed S.C

📅 Taariikh: 5 Oct 2026
⏰ Waqti: 3:30 PM Galabnimo
🏟️ Goobta: Wiish Stadium

Waxaan Dhammaan Taageerayaasha kubadda koleyga ku Martiqaadaynaa inay ka Soo Qayb Galaan kulankan adag ee Go’aamin Doona kooxda u Gudbaysa Final-ka.
Kaalaya oo Taageera Kooxdiinna!
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga (SBF)

02/10/2026
Naadiga Elman Peace Hablaha ayaa si Geesinimo, karti iyo Dadaal leh ugu soo Baxay Finalka Tartanka General Da’uud Gabdha...
02/10/2026

Naadiga Elman Peace Hablaha ayaa si Geesinimo, karti iyo Dadaal leh ugu soo Baxay Finalka Tartanka General Da’uud Gabdhaha 2026, kaddib Ciyaar aad u Xiiso Badnayd oo ay la Yeesheen Dhiggooda Somali Women's sports

Natiijada ciyaarta

ELMAN PEACE 37-33 SOMALI WOMEN'S






🏀🇸🇴

🏆 GENERAL DA’UUD WOMEN CUP 2026 🏆🔥 SEMI FINAL 🔥Waxaa Galabta Garoonka Wiish Stadium lagu Qabanayaa Kulan xiiso Badan oo ...
02/10/2026

🏆 GENERAL DA’UUD WOMEN CUP 2026 🏆

🔥 SEMI FINAL 🔥

Waxaa Galabta Garoonka Wiish Stadium lagu Qabanayaa Kulan xiiso Badan oo ka Tirsan Semi Final-ka General Da’uud Women Cup 2026, kaas oo ay isaga hor imaanayaan:

🏀 ELMAN 🆚 SOMALI WOMEN’S SPORTS

📅 Taariikh: 2 October 2026
⏰ Waqtiga: 3:30 Galabnimo
📍 Goobta: Wiish Stadium

Kulankan ayaa ah Mid Muhiim ah, iyadoo labada kooxood ay u Dagaallami Doonaan sidii ay ugu Gudbi Lahaayeen Final-ka General Da’uud Women Cup 2026.

👏 Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Wuxuu ku Martiqaadayaa dhammaan Taageerayaasha Kubadda inay Garoonka Yimaadaan oo ay Taageeraan Ciyaartoyda Soomaaliyeed.

🏀 Kubadda Koleyga Soomaaliyeed – Midnimo iyo Horumar!

FULL-TIME SANCADA 48 VS HEEGAN 77TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026
30/09/2026

FULL-TIME

SANCADA 48 VS HEEGAN 77

TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026






🏆 General Da’ud Women's Cup 2026 KOOBKA JENARAAL DAA’UUD GABDHAHA 2026🔥 SANCADA 🆚 HEEGAN 📅 Galabta –ARBACO 30  SEPTEMBER...
30/09/2026

🏆 General Da’ud Women's Cup 2026
KOOBKA JENARAAL DAA’UUD GABDHAHA 2026

🔥 SANCADA 🆚 HEEGAN
📅 Galabta –ARBACO 30 SEPTEMBER 2026
⏰ 3:30 Pm Galabnimo
📍 Wiish Stadium, Muqdisho
Kulanka Galabta Ee Koobka Jenaral Daa’uud Gabdhaha 2026 Waxaa isku Wajahaya
SANCADA VS HEEGAN
✅ Ha Moogaan Kulankan Weyn!
🏀 Kaalay oo Taageer Kooxdaada






FULL-TIME SOMALI WOMEN'S 33 VS ELMAN PEACE 51TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026    'S
29/09/2026

FULL-TIME

SOMALI WOMEN'S 33 VS ELMAN PEACE 51

TARTANKA KUBADDA KOLEYGA GENERAL DA'UD CUP GABDHAHA 2026




'S

Address

Abdiaziz District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Basketball Federation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category