Yaasin Abdi

Yaasin Abdi

Share

ku soo dhawaw page keyga rasmiga ah
waxad ka heli doonta wararka saabsan ciyaaraha,qoraal,muqaalo,

14/02/2024

Arnold oo si xun ugalay axmadey๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

10/02/2024

HT:man City 0-0 Everton

01/01/2024

FT - BANAADIR 1-0 K/ GALBEED
โœ… 3 Points ๐Ÿ”ฅ
โœ… Hogaamiyayaasha ๐Ÿ‘‹๐Ÿพ
โœ… Jamaahiirta ๐Ÿ‘๐Ÿพ๐Ÿ‘๐Ÿพ๐Ÿ‘๐Ÿพ
โœ… Dariska waa fiican yahiin, balse awood ka weyn ayaa heshay ๐Ÿค
Kabtan Khaalid ayaa xulka Banaadir guul xamaasad leh u hogaamiyay, kulan ay ka hor yimaadeen xulka dariska ah ee K/ Galbeed.
Bandhig qurux badan, hanaan aan caadi aheyn oo dhan walba aan laga hadli karin ayey wiilasha Daadir Amiin la yimaadeen.
Waxaan la xaqiri karin kaalinta Kabtan Awkuukuu iyo daafaca Xuseen (Lambarka 4-aad) kuwaas oo isha ay qarin weysay.
K/ Galbeed waxey qeybtii la yimaadeen waji cusub, waxeyna soo bandhigeen ciyaar dareen leh.
Goolhaye Karaama iyo Khaalid daafaca dambeedka Midig, waxey mudan yahiin amaan gaar ah.
Guul caaqibo leh, Hogaamiyayaasha Group-ka, iyo bilow fiican oo u qalma koox difaacaneysa koobka.
TOP OF THE TABLE ๐Ÿ‘๐Ÿพ๐Ÿ‘๐Ÿพ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ

01/01/2024

HT - BANAADIR 0-0 K/ GALBEED
Alla maxey ciyaar dhacday, Banaadir waxey soo bandhigeen ciyaar miisaan culus ah, isku dhiib, weerar balse dhameystirka ka liito.
Halka K/ Galbeed ay soo bandhigeen isku xirnaan dhanka daafaca ah iyo adkeysi aan caadi aheyn, waxeyna u muuqdaan koox kaliya dooneysa iney (Weerar rogaal celis ah sameeyaan).
Koonfur Galbeed kaliya waxaa laga amaani karaa dhanka daafaca, waana marka ay kooxdaada ku ciyaareyso qaab (Second Best) ah.
Daadir Amiin waa (Master), wuxuu keensaday koox kalsooni leh oo aan wax cabsi ah laheyn.
Maska (17) Maxaad khasaarisay, goysmada maxey tahay wakhtigaas?
K/ Galbeed nasiib ayey ku lahaayeen iney ciyaarta ku dhamaato barbaro gool la'aan ah qeybta h**e.
Qeybta labaad maxaa dhici kara?

03/10/2023

Saadali kulanka champions league ee Madrid vs oo ku guulayso lacag dhan 60$ oo uu bixinayo Yaasin Abdi
ciyaartuna waxay ku eegtahay markay ciyaartu bilaamato shuruudahana buuxi
1 hal mar saadali kulanka
2 pogan Yaasin Abdi follow iyo like soo dheh waa maal galiyaha barnaamijka saadasha ciyaarta
3 u shere garee 4 group
4 ogoow shuruuduhu waa muhiim hadaad saadasha SAXDO oo shuruudahana wada buuxiso waa hubaal inaad helayso hadyadaada

03/10/2023

Kulamada asbuucaan ee champions league ga kooxahee lagaraaci doonaa?

Waa 16 kulan ninkii saxa natiijada ama goolasha lagu Kala badinaayo 6 kulan oo kamid ah kulamadaan abaal marin lacageed ayuu heli doonaa \

Hadaba tijaabi nasiibkaaga?

Shuuradaha
Page ka dheh Yaasin Abdi

Postiga like saaar Yaasin Abdi

Shere gareey boostiga

03/10/2023

Cristiano Ronaldo iyo 8 kulan ee ugu dambeysay ee uu u ciyaaray Al-Nassr wuxuu dhaliyay 8 gool, 4 kalena wuu caawiyay. ๐Ÿ โ€”38 sano jir

03/10/2023

๐—ž ๐—จ ๐—Ÿ ๐—” ๐—ก ๐—ž ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐“๐€๐‘๐“๐€๐๐Š๐€ ๐”๐„๐…๐€ ๐‚๐‡๐€๐Œ๐๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„

๐ŸŽฎ Manchester United ๐Ÿ†š Galatasaray
๐ŸŸ Garoonka: Old Trafford
โฐ Wakhtiga: 10:00-pm, xilliga geeska Afrika
๐Ÿ—“Taariikhda: Salaasa, 2023-Oct-3rd
๐Ÿ‘ค Garsoore: Ivan Kruzliak (SVK)
โณ๏ธVAR: Bastian Dankert (GER)
โ— Manchester United weligeed guuldarro Old Trafford ah kalama aysan kulmin kooxda Galatasaray saddex jeer oo ay h**e ugu kulmeen UEFA Champions League.
โ— Man Utd ayaa keliya hal mar guuldarro la kulantay 6 jeer oo ay waajahday kooxda Galatasaray tartanka UEFA Champions League.
โ— Utd ibtilada haystaa waa: in laga badiyey lix ka mid ah 13-kii kulan ee ugu dambeeyay ee tartanka UEFA Champions League ee Old Trafford.
โ— Galatasaray ayaa kulankii h**e barbaro la gashay FC Kรธbenhavn oo 0-2 kala hormartay, taasi ka sokow waxa laga badiyay 26 kulan oo xidhiidh ah UCL markii lagala hormaro ugu yaraan 2 gool.

igula saxiib halkan Yaasin Abdi

Photos from Yaasin Abdi's post 02/10/2023

Degdeg: Mac Allister aya la kulmi doono ganaax kadib marka garsoorka kulanka Spurs Vs Liverpool ku tilmamay ciyaaryhn ka tirsan Tottenham.
Mac Allister aya post u so dhigay Romero Fal celin ka dhiibtay โ€œ wa fududahay inad badisan marka ku ciyaareysan 12 qofood โ€œ.
Romero ugu jawabay โ€œ Guriga ku ooy โ€œ.

The Sun Yaasin Abdi

02/10/2023

aya maqnaan doono Seddex kulan Brighton (A), Everton (H), Forest (H).

aya ganaax ku seegi doono kulanka Brighton

follow me Yaasin Abdi

@highlight

Photos from Yaasin Abdi's post 30/09/2023

Manchester United ayaa goal lagu leyahay qeybta h**e ee ciyaarta.

Man united 0_1 place .

Manchester City ayaa goal lagu leyahay qeybta h**e ee ciyaarta .

Wolves 1_0 Manchester City .
Bournemouth 0_2 Arsenal.
Everton 0_2 Luton.

West ham 2_ 0 sheff united

Follow me Yaasin Abdi

30/09/2023

๐—™๐—ง: ๐—”๐˜€๐˜๐—ผ๐—ป ๐—ฉ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ ๐Ÿฒ-๐Ÿญ ๐—•๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ต๐˜๐—ผ๐—ป

Kooxda Brighton ayaa xasuuq ba.an loo geystay

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu