Ocean Football Academy

Ocean Football Academy

Share

Ocean Academy Waxa la aasasey Sandka Marku ahaa 2012 wa team ka dhisan DGM.YAQSHID xafada SINAAY

29/04/2024



Fc Horyaal 3-1 Mogadishu City Club

29/04/2024




Fc Horyaal vs Ocean Football Academy

Waxaan rajeynena guul inshaAllah.

Photos from Ocean Football Academy 's post 19/04/2024

No 21

Ciyaaryahan Ashraf oo ka tirsan Acdemiyada Ocean Football Academy oo sandkaani ka qeyb galya tartanka schoolaadka U15 Asigona Matalaayo school ka 20 DECEMBER.

waxaad qaadey tilaab facan waxaan ku rajeynena guulo faraban inaad ka so hoydo.

. .

09/04/2024

Eid Mubarak dhamaan umada Musliminta meel kasto ay jogaan كل عام وانتم بخير

28/03/2024




Eveco Fc ( 0-0 ) Ocean Football Academy

.

27/03/2024

GAME DAY 💥 MUNISHIBIYARAMADANCUP.

🆚 Eveco
⏰4:00pm.
🗓️28/03/2024.
🏟️Munishibiyo.

InshaAllah waxan rajeynena guul

.

23/03/2024



Ocean Football Academy 1-1 Xamar Bile Ac

Next game win inshaAllah.

.

22/03/2024




Barito oo SABTI ah waxaan la cayaari dona dhigeena XAMAR BILE AC ciyartaas oo ah wareega 2aad ee group stage ka ee tartanka MUNISHIBIYA RAMADAN CUP 2024

Waxaan rajeynena guul inshaAllah

.

22/03/2024

Hambalyo Ashraf

21/03/2024

Wareega 1aad ciyaarta 6aad waxaa ku tartamayo
Ashraf & Muqtaar
Ocean Football Academy 24 hours challenge.
Ashraf (😮)
Muqtaar (❤️).

Shuruudaha 1 page ka follow dheh 2/ calamada codenta tabo.

Follow our page freinds🙏

.

21/03/2024

Hambalyo Ali banda

20/03/2024

Wareega 1aad ciyaarta 5aad waxaa ku tartamayo
Ali banda & Axmada
Ocean Football Academy 24 hours challenge.
Ali baanda (😮)
Axmada (❤️).

Shuruudaha 1 page ka follow dheh 2/ calamada codenta tabo.

Follow our page freinds🙏

.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Sinaay
Mogadishu
[email protected]