Waxaan ku jirnaa Bishii Barakeysaneed ee Ramadaan Aan u wada duceyno lagend kooxda Fc Amaana wllken Fahad Mohamud Ibrahim ( Deyniile ) waxaan ku jirnaa tobankii dhaxe ee Alle dartiis Aan ugu so duceyno Wllken🤲🤲
Dhamaan Kooxda sahan fc & coach Adan Taakow
Mahadsanidiin
Football CLUB Amaana
Football club Amaana is a team which scuppered at district Yaqshid specially department of Heegan Mogadishu-Somalia
🥰🥰Malin wanagsan asxabta🥰🥰
02/06/2021
Shiiq liibaan
05/05/2021
02/05/2021
Alxm alxm marka labad dhamman ciyartoyda iyo tagerayasha Amaana fc guushi aan garnay maanta hambalyo
Kulanka waxa oo u dhaxeye
Amaana fc iyo somali star. 2:1
Goalasha ka kala helnay
Yasiin pogba ⚽
Cumar dacayey ⚽
Markasto waxa idin rajeyna farxad iyo hormar wacan
Insha allah
21/03/2021
Hamplyo my team
21/03/2021
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo dhamaan ciyaartoyda naadiga fc.Amaana iyo tageerayasha dal iyo diwadba waxaan ugu Hambaliyenayaa sanad guuradii 8aad ee naadiga faca weyn ee fc.Amaana oo ku beegan maanta oo eh 21/03/2021
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo
26/06/2020
Dhamaan tageerayaasha kooxda fc.Amaana waxaan Galabta soo ciyaarnay kulan aweey ah waxa ku so ciyaarnay deeganka Gubadley ee duleedka magaalada muqdisho waxaana la soo ciyaarnay koox ka dhisan degankaas waxee ciyaarta neh ku so idlaatay fc.Gubadley 3-2 fc.Amaana sidaas waxee guusha ku raacaday kooxda aan u martinay fc.Gubadley
laba gool waxaa kooxda usoo celiyey
Abuukar leega⚽️⚽️
forca my team fc.Amaana guul iyo guul darada
guul darada wa furaha guusha keep goning one of the best team fc.Amaana🙏🙏
05/06/2020
Dhamman waxa hambalyo la wadagaya ciyaartoyda F.C Amaana sida wada jirka eh ee wada shaqeynta uga dhaxayso sacad walba.
Sido kale taagerayaasha nadiga dhiira galintiina ayaan markasto ku tagan nahay, waxa jecel nahay hormar intan ka dheer inaa hiigsano anago wadajir ah insha allah.
Sakay waxa daah furanay maliyada cusub ee nadiga, waxa ku ciyaarnay xeebta qurux badan ee liido.
Waxa la ciyaarnay nadiga dhigeyna eh ee lo yaqan KABOOY ciyaarta waxe ku so idlaatay 5:4 ee Amaana gusha kuso raacday.
Gool daah furka ee maliyada cusub waxa ku bilowday oo liiska loogu qoray , Ali abdilaahi Ali⚽ waxa inta kala raacsaday ciyartoyda kala ah:- Guuled⚽, yaasin⚽ iyo diyeshe ⚽⚽oo laba gool dhaliye. Dhammna ciyartoyda waa looga mahad celinayaa dadaalkoda hormar wacan.
⚽⚽⚽⚽⚽
Football Club Amaana.
⚽⚽⚽⚽⚽
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu