03/03/2019
Dhamaan macaamiisha STANDER GYM waxaan ogeesinenaa in qeybta wadada Makah-Al-Mukarama kasoo horjeedka ay furantahay shaqadana ay sideeda usocoto
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from STANDER GYM, Gym/Physical Fitness Center, Dabka, Makal-Mukaramah Road Opposite Midnimo Supermarket, Mogadishu.
03/03/2019
Dhamaan macaamiisha STANDER GYM waxaan ogeesinenaa in qeybta wadada Makah-Al-Mukarama kasoo horjeedka ay furantahay shaqadana ay sideeda usocoto
02/03/2019
Stander GYM waxaa ka go,an rumeynta riyooyinka dhalinyaradeena ee ku,aadan qurxinta jirkooda iyo yareynta miisanka culus
Waxaan kuuhaynaa macalimiin wanagsan iyo qalab tayoleh
Stander GYM wuxuu kuyalaa wadada Makah-Al-Mukarama kasoohojedka
09/12/2018
Mudo ayuu kutaamayay in uu Jirkiisa dhiso markii ugu horeysayna waxa uu Jirdhis kabilaabay STANDER GYM maantana waa mid kamid ah Macalimiinta STANDER GYM
waxaa inaga go'qn inaan dhalinyarada kasaacidno sidii aan ugu caawinlaheyn yareynta miisaanka jirka ee culus iyo dhisitaanka jirka
17/11/2018
Kusoodhawow Stander GYM goob kuwanagsan Jirdhiska iyo yareynta miisaanka jirkaaga
Rag iyo Dumarba waydhigan karaan waxaana la,idinku soodhawynayaa qiimo idin raaligaliya
Stander GYM goob aad kaheleyso qalab tayo wanagsanleh oo kuhaboon jirdhiska iyo yareynta miisanka jirkaaga
09/04/2018
👉💪💪💪 STANDER GYM👉💪💪💪
. 💪💪💪💪
| Monday | 06:00 - 22:00 |
| Tuesday | 06:00 - 22:00 |
| Wednesday | 06:00 - 22:00 |
| Saturday | 06:00 - 22:00 |
| Sunday | 06:00 - 22:00 |