Dr. Mahad

Dr. Mahad

Share

Dhaqtarka caruurta iyo dhalaanka

21/04/2025



๐ƒ๐ซ-๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ oo ah '๐‘ท๐‘ฌ๐‘ซ๐‘ฐ๐‘จ๐‘ป๐‘น๐‘ฐ๐‘ช๐‘ฐ๐‘จ๐‘ต' wareesi uu siiyay tv-ga ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐“๐• ayu oga hadlayaa caruurta yar yar, saameenta shubanka iyo sida looga hortagi karo.

Ka faidesi wanagsan

11/04/2025
01/11/2019

Fariin Wacyigelin:

Malariyadu waa cudur halis ah oo si gaar ah u saameeya carruurta yar yar. Si aan uga hortagno:

1 Seexi carruurta hoosta shabaq kaneeco oo la daweeyey.

2 Ka fogow biyaha fariista ee kaneecadu ku dhalato.

3 Guryaha ku buufi sunta kaneecada dilaysa.

4 Carruurta u g*y rug caafimaad haddii ay yeeshaan qandho, dhidid badan, iyo daal.

Carruurta waa mustaqbalkeenna โ€“ Aan ka ilaalino malariyada!

Haddii aad rabto in aan ka dhigo mid muuqaal ahaan ama cod leh, ii sheeg.

14/07/2019

MUQDISHO ALLoW noodaaaa

Caasimada NABAD badan nooga dhig

SOMALIA

21/12/2018

Siyaasada SOMALIA ee imika ๐Ÿ˜ cajiib

16/11/2018

Number ka Caruurta La ildaran Nafaqo darada oo sii korodhay.

Wacyigalin ku saabsan Nafaqo darada ayaa dhawaan qaban doonaa i.a

08/01/2018

Plz waa ilmo yar
Mxey kaa dhibysaa inad halmar u ducysit๐Ÿ˜ญ

Plz like page

28/12/2017

Dadka intooda bdn ma oga qiimaha uu aabe mcn leyahay & farxadisa
Fadlan soo qor mgca aabahaa mcn
Like page
Like page
Like pagr

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Maka Al Mukarama Road
Mogadishu
252