Amin

Amin

Share

Waxaa halkaan idinkugu soo gudbin doona wax walbo ku saabsan Ciyaaraha!

Photos from Amin's post 14/02/2023

FT: Ac milan 1-0 Spurs
FT: PSG 0-1 Bayern Munich
Ac milan oo gurigeeda ku garaacday spurs
PSG Iyada ne taageerayasheyda hortooda lagu garaacay

14/02/2023

Champions league is back.

Mid ka mid tartamada ugu xaraarada badan dunida.

AC Milan oo soo dhaweyn doonto Spurs
Halka Bayern Munich Ee booqon doonto caasimada France e Paris.

Sanadkaan CL final waxaa marti galin doonto magalada Istanbul, final sanadkaan waxaa la ciyaari doonaa 10ka June.

13/02/2023

Kvara xili ciyaareedkaan
23 kulamo
11 Goals
12 Caawin
ninkaan summerka immisa ayaa laga bixin doonaa?

12/02/2023

LEEDS 0-2 MANCHESTER UNITED

UNITED oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda leeds, kaalinta 2aadne si kumeel gaar ah ugu so fadhiisatay 🔥

Rashford o la joojin la' yahay.

11/02/2023

Champions of Europe
Champions of world
Real Madrid oo ku guuleysatay markeedi 5 Aad koobka kooxaha addunka

11/02/2023

Arsenal Isbuuci labaad oo xiriir ah dhibco lumineysa.
Arsenal ayaa barbar dhac la dhaafi weysay 1-1 Brentford.

11/02/2023

Chelsea o raadineysa form-ka saxda ee wadada guusha, hadane bareejo kale😬

09/02/2023

Waa habeen jimco ah, aan kuwada sallino suubanaheena Muxammad Sallalahu Caleyhi Wa Sallam.

09/02/2023

Da'da waa tiro.

Cristiano Ronaldo ayaa u dhaliyay Super Hatrick Al Nasr🔥

4 GOOOOOOOOL!

08/02/2023

MANCHESTER UNITED 2-2 LEEDA UNITED

Manchester oo soo laabasho 2-0 ka imaaday ayaa kaliya la hoyatay hal dhibic.

No Casemiro, No Guul 😬

08/02/2023

THE CLUB WORLD CUP FINAL🏆

🇪🇸 Real Madrid vs. Al Hilal 🇸🇦

08/02/2023

HT: Manchester United 0-1 Leeds

Gool daqiiqada koowaad laga dhaliyay United ayoo lagu kala nasanaya😬

Gnonto😅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
2526