Abdinaasir Haadi

Abdinaasir Haadi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinaasir Haadi, Sports Team, Mogadishu.

18/10/2023

Macalinka xulka Portugal R.Martinez, markii ay ciyaartu dhammaatay🎙:

Ronaldo markii uu ka tagay Morocco isagoo ooyaya, qof walba wuxuu mooday ineey dhammaatay wayihiisa kubada cagta oo uu ka fadhiisan doono xulka, laakiin waxa maanta dhacaya waxay cashar u tahay qof walba oo ka shakiyay Cristiano. wan ogaay in aysan dhamaanin tayadiisa wuxuu u dhashay inuu ciyaaro kubada cagta, da'dan waa kan ka qayb qaatay goolasha ugu badan adduunka isago 38 jir ah🐐👑🤍

Haadi

18/10/2023

Aarka oo falaqeynaya farqiga u dhaxeyo Steven Gerrard iyo kiven de bruyne.........

18/10/2023

Our my first page

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu