€€€€€€€€😲💥
Sher plz💥
Nimco Magan
Magacayga waa NImco Abdulahi Aadan
waxaan ahay Suxufiyad ka shaqeysa arimaha sports
26/01/2019
Waiting For Arsenal TV
Soo Qabo Qof aad Ka Dhax Aqoonsatay Dadkaan😂💥
01/01/2019
Happy New year all funs and friends
Waqti Laqaado Gacalkaaga😍
Please Like and sher thanks.
31/12/2018
Kuba'da Cagta Waa farxad Kaa Maqan Iskuday inaad Dheesho Si Aad U Hesho Farxadaas
09/05/2018
Romelu Lukaku ayaa la xaqiijiyay in uu ka maqnaan doono Manchester United labada kulan ee uga harsan horyaalka Preimer Leagea ee ay wajihi doonan kooxaha Watford iyo West ham United.
Laakiin ciyaaryahanka reer Belgium ayaa fursad u heysta in uu ka soo muuqdo finall-ka tartanka FA Cup-ka.
08/05/2018
Hadii ay dhici laheed in Ciyaaryahan weyn aad Afkaaga kaga fadhiisiso Ciyaaraha, Tolow yaad la boodi laheed ?
08/05/2018
Liverpool ayaa la soo saxiixan doonta Sami Khedira oo ay ka soo qaadaneyso Juventus hadii kooxda reer Talyaani ay qaadayo Emre Can.
Can ayaa qandaraaskiisa uu dhici doona xilli ciyaaredkan marka uu dhamaado.
07/05/2018
Barcelona ayaa koox waliba oo LaLiga kaga hortimaada la dhaceysay seefta .
Waxay u badan tahay in xilli ciyaaredkan iyaga oo aan dhinacooda dhulka la dhigin ay qaadi karan horyalka.
Spanish champions 🔵🔴
(Cartoon by Omar Momani)
06/05/2018
DHAMAAD : Barcelona 2-2 Real Madrid.
Mr Unstoppable Ronaldo hal gool, Mr Magic Messi Hal gool.
Malaha Waaba la heshiiyay.
06/05/2018
Garth Bale Jawaab fiican.
BARCA 2-2 Real.
Malaha sidaan ayeeyba Noqon kartaa mid ku dhamaata ciyaarta !
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Darusalaam Salam Sterat
Mogadishu