11/05/2026
SAWIRRO: qorituurka Tartanka Kubada Cagta Ee jaamacada Green Hope University faraceeda Baladweyne isku aadka tartanka kubadda cagta kulliyadaha Jaamacadda, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Xoghayaha Sports-ka Dowladda Goboleedka Hirshabeelle iyo bahda Jaamacadda. Tartankan ayaa lagu dhiirrigelinayaa isdhexgalka ardayda, horumarinta ciyaaraha iyo kobcinta hibada dhalinyarada.
10/05/2026
Arsenal Ayaa baxsatay waqtigii dhimashada kulankii west ham Ee garaaceen 5-dhibcood ayeey ka hormareen city Oo Arbacada kulankii ubaaqday ciyaareeyso
07/05/2026
Kooxda Arsenal ayaa ka heshay 16 milyan oo bound guushii semi finalka champions League taas oo siineysa in guud ahaan season-kan ay CL kaliya ka heshay 122 milyan.
Haddii finalka ay guuleystaan waxey heli doonaan 10 milyan kale.
Champions league ayaa lagu helaa lacag ka qeyb-galkiisa, kulan kasta oo aad badiso ama bareejo gasho iyo wareeg kasta oo aad u gudubto.
06/05/2026
RASMI: kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay Finalka champions league 20-sano kadib
05/05/2026
Man City oo ku kor fuftay Everton,Arsenal oo kusii dhawaaneeyso hanashada horyaalka.
04/05/2026
SAWIRRO: Furitaanka tartanka jilib culusta Dagmada Baladweyne
Daahfurka Tartanka waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Ururka Kubadda Cagta Hirshabelle iyo kan Gobolka Hiiraan, kuwaas oo si wadajir ah u furay tartanka.
Tartanka waxaa lagu daahfuray kulan xiiso leh oo u dhexeeyay Kooshin iyo Howlwadaag.
02/05/2026
RASMI: Naadiga Elman Oo gacanta ku dhigtay khaddhexe Oo xajiib ah Muxidin Mukhtaar Cusmaan.
02/05/2026
Arsenal Ayaa hogaanka ku qabatay 𝟔 𝐏𝐎𝐈𝐍𝐓𝐒 top of the Premier League.
01/05/2026
Arsenal ayaa xiiso umuujisay u dhaqaaqista xiddiga reer Brazil iyo Kooxda Real Madrid Endrick. Kaas Oo Amaah kuqaadanaayo Lyon
29/04/2026
Saadaali Natiijada Kulanka Caawa Ee Atletico Madrid VS Arsenal
27/04/2026
Abdirahman Ali Abubakar Tababaraha cusub Ee Xulka Djibouti Ee U-17 and U-20 Ayaa Sidaan Yiri, Kadib Markii Si Rasmi Ah Saxaafada Loogu Soo Bandhigay Hishiiskiisa, “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan qabto xilka Tababaraha Guud ee xulalka qaranka Jabuuti ee da’doodu ka hooseyso 17 jirada iyo 20 jirada. Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa Xiriirka Kubadda Cagta Jabuuti iyo hoggaankiisa kalsoonida iyo taageerada ay i siiyeen.