21/05/2026
Xushmad daradu waa marka aad gabar sxbta aad funanada hadiyad usiiso Kadib malinta xigta aa baheed ku aragto🙆♂️😂
Cabaas Aadan muuse
Boggani waa page-keyga saxda ah anigo ah cabaas aadan muuse waxaan ku leyahay kuso dhawaw mahadsanid
21/05/2026
Xushmad daradu waa marka aad gabar sxbta aad funanada hadiyad usiiso Kadib malinta xigta aa baheed ku aragto🙆♂️😂
Cabaas Aadan muuse
19/05/2026
Adigoo xaas_qaba Inaad gabar kale shukaansato
Macnaheedu ma ahan inaadan xaaskaga jeclayn
Lkn waa sida adigoo gaari leh oo mararka qaar taxi
kiraysta si lugaha baaburkaga aad udhaqalaysato
My sis waxba hau arkin naag jidka lagula soo hdlay🫣😂
15/05/2026
Markii aad gabar African ah aad kudhahdid waan kujeclahay
Isla markiiba waxey noqonee
Lacag la,aan , Taleefon la,aan , Internet la,aan , Iyo Guri la,aan
14/05/2026
Naag walbo waxey dooneysaa ineey guursato nin Hantiila ah
Wal walka iheeysto ayaa wuxuu yahay
Yaa guursan doono kuwaad shiidka kadhigteen 😏
Cabaas Aadan muuse
29/10/2025
Asc Dhamaan Maamulka Taageeraha Degamda kaaraan waxan idin Ka Raali galineeynaa Aniga Iyo Ciyartooydeeyda Wixii shalaay dhacay Ma Aheyn Waxaad Noga Barteen balse Wax Kasta waa Qadarka ALLE SWC
Cidna Isma Dheheeynjn kaaraan ayaa meshaan Kusoo Hareyso Wan Dadaalney Balse Qadarkaa Qoran oo lama dhaafi karin
Waxan halkan ugu mahad Celinayaa gud ahaan Maamulka Waxan Rajeynaa In Anagoo Sidan ka Fican aan ku Soo Laaban Doono Sandka Xigo I.A
25/10/2025
"Sida keliya ee aad ku dareemi kartid inaad ka horeyso dadka qaar waa iney xilli qado ku tahay
marka ay iyagu utahay quraac✌"
Wan ku faraxsanahay markale ina kaso muqdo saaxada macalinimo oo aan usii shaqeeyo dhalinyarteyda ugana faa'ideyo Inta yar ee aan ka ronahay una abuuro fursad ay kuso bandhigan hibadooda ciyaareed⚽️ 😍
marwalbo iyo meel walba garabkiina ahay Walaalahey ✊
Viva KAARAAN⚽️💪✊
20/10/2025
Waxa jira Dad badan Oo qalbiyada kaaga duceeya khayr badana kuu rajreya wanaagna kula jecel waliba Shuruud la'aan aanad adigu ogayn Allow noo xafid walalahas
Kaaraan 💛
07/10/2025
nin caqli leh wuu ka aamusaa meel aysan runta qiimo ku lahayn🤐
03/10/2025
Noloshu wanaagsan waa mid ku bilaabata Alle ,
Kuna dhamaata Alle , Alhamdulilah guul walbo🤍🖤
25/04/2025
Jimco mubaarak🤍