Llpp jenyo

Llpp jenyo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Llpp jenyo, bulla hawa, Mogadishu.

04/03/2026

Maanta waa 15-ka Ramadaan ๐Ÿค๐ŸŒ™
Alxamdulilaah 15-kii maalmood ee h**e way inoo dhammaadeen, waxaana inoo bilaabanaya 15-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Taageerayaasha sharafta leh ee Naadiga Jeenyo Football Club, waxaan idiin rajeynayaa anfur wanaagsan, cibaado suuban iyo camal kheyr leh. Qeybta dambe ee Ramadaanka waa fursad qaali ah, aan ku dadaalno ducada, salaadda, sadaqada iyo is cafinta.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo cibaadada, hana inaga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta fadliga habeenada kheyrka badan leh.
Anfur wanaagsan Jeenyo Fans ๐Ÿ’™โšฝ๐ŸŒ™

Zachy Idoora

01/03/2026

Winning is not victory always. Staying in right path is victory.

17/02/2026

Ramadaan Kariim dhammaan taageerayaasha Jeenyo.

11/02/2026

GUDOMIYE KOOXDA KUBADA CAGTA LLPP JEENYO FOTBALL CLUB

Ahmed Abdikareem Moalim

18/01/2026

Congratulations ๐ŸŽŠ

17/01/2026

Elcaptiano manka

16/01/2026

Captain Jeenyo Football Club

11/01/2026

The striker haland

06/01/2026

A True Definition of A Legend .
Long life Capi๐Ÿ”Ÿ
Zachy Idoora ๐Ÿ”Ÿโค๏ธ

27/12/2025

Birtaa nool manka

23/12/2025

JEENYO FAMILY ๐Ÿ”ด

๐Ÿ‘•JEENYO F.C ๐Ÿ†š hirda

๐Ÿ‘ค GARSORAHA :- ?

๐ŸŸ GARONKA .jeenyo.

๐Ÿ†KULANKA :- friendly match

Guul wacan Jeenyo Football Club

19/12/2025
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

Bulla Hawa
Mogadishu
0000