19/03/2026
Ciid Wanaagsan
Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan idinku hambalyaynaynaa dhalashada maalinta barakaysan ee Ciidul Fitriga.
Alle ha inaga aqbalo Acmaasha suuban ee Ramadan.
EID MUBARAK TO YOU ALL !
Fans.
04/01/2026
Hampalyo Aajka Binu Aajka Oo Garay 14k Oo Saxiibo Eh Kabadan ayan KUU rajey Henaa macalimuu
14/12/2025
Gaabshe Kaka iyo Coonka
sawirka Galabta
13/12/2025
SAWIRKA CAWA MACALIN Aajka Binu Aajka
12/12/2025
Hambalyo Bulsho Youth Academy 2 - 1 Shareeco Academy.
05/12/2025
Guud ahaan Akademiyada waxan tacsi tiiraanyo leh udireynaa bahda Kubadda Cagta & reerkiisa geeridii ku timid Macalinka Akademiyada SIB Ac iyo Mamulka iyo Ciyqartoyda akademiyada SIB Ac Wuxuuna ku Geeriyuuday Bada Liido waxaa leenahay Samir iyo Iimaan ALLAH ka siiyo dhamaan bahda Kubadda Cagta A
20/11/2025
Hambalyo Garsooer Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika oo dhan.
Waxaan leennahay horey u soco oo noqo kii dalkeenna meel sare gaarsiiya
01/11/2025
Bulsho u 15 Champion,s
Bulsho u 12 Champion,s
Waxan Wada Qadnay Si Wada Jira Cup,skii ka socday SALAXA AHMED GUREY
QEYBIHIISA KALA AH U12 U15
WE ARE CHAMPION,S
2DAY,S
TWO CHAMPION,S ALX
21/10/2025
Maanta waxaan gaarney 10K followers oo ku xirmatey boggeyga Facebook!
Waxaan u arkaa tani inay tahay guul wadajir ah aniga iyo dhagaystayaashayda, akhristayaashayda, iyo taageerayaal kasta oo i garab taagnaa intii aan ku jiray safarkan warbahined.
Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida, dhiirrigelinta, iyo waqtigiina aad igu bixiseen daawashada, akhrinta iyo falcelintiina quruxda badan ’
Safarku wali wuu socdaa, shaqada iyo runta aan bulshada u gudbino waa mid aan jecelahay, waana ballan inaan sii wado dadaalka iyo daacadnimadayda xirfadeed ”🎤
Guul ayaa ino wada rajeynaya 🙏