Amiin Sheekh Amiin Cade

Amiin Sheekh Amiin Cade

Share

Never give up

12/08/2021

Cabdi xakiin Macalin Axmed ayaa ku guuleystay kursiga 5-aad ee doorashada aqalka sare ee laga soo doorto Galmudug.

12/08/2021

Yuusf Geelle Ugaas ayaa Helay Codaka Kalsoonida Baarlamaanka Galmudug waxaana Gacan taag ugu Codaasay 87 waxaa diiday 1 waxaa ka aamusay 1 sidaa ayuuna ku noqday Senator

12/08/2021

Siciid Siyaad Shirwac ayaa noqday Senator-kii ugu h**eeyay ee ka soo baxay Galmudug doorashada Aqalka Sare, ka dib markii uu tanaa sulay Musharaxii la tartamayay ee Maxamed Daahir

10/08/2021

Magacyada, Beelaha iyo dadkii lagu badalay musharraxiinta u tartami doona Aqalka sare ee Puntland halkaan ka akhriso.

1. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ( Faroole) Horrey ayuu xilkaan ugu fadhiyay waa Ciise Maxamuud Muuse Ciise, Waxaana la tartamaaya Maxamed Cismaan Colaad

2. Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) waa Cumar Maxamuud reer Mahad waxaana la tartamaysa Kowsar Cabdullaahi Xirsi, Waxaana horrey ugu fadhiday kursiga Shugri Aaden Camey

3. Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) waa Dashiishe waxaana la tartamaay Maxamed Geedi Maxamuud, waxaana horrey kursiga ugu fadhiyay Cabdirisaaq Cismaan Jurile

4. Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacade) Waa Dhulbahante Jaamac Siyaad waa wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland waxaana la tartamaaya Cabdullaahi Maxamed Xaashi Nuur waxaana kursiga kufadhiyay Cabdisalaan Xaaji Maxamuud

5. Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan ) waa Cali Saleebaan waa guddoomiyaha gobolka Bari waxaana la tartamaaya Ismaaciil Mire Muumin waxaana horrey kursigaan ugu fadhiyay Maxamuud Mashruuc

6. Daahir Ayaanle Siciid waa Cismaan Maxamuud Muuse Suldaan waxaana la tartamaaya Maxamed Cumar Maxamed, waxaana horrey ugu fadhiyay kursigaan Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

7. Farxaan Cali Xuseen waa Leelkase Fiqi Ismaaciil horrey ayuuna xilkaan ugu fadhiyay waxaana la tartamaysa Hodan Isxaaq Maxamed.

8. Seynab Ismaaciil Maxamed waa Warsangali Cumar Bihi-Door waxaana la tartamaysa Aamina Jaamac Ibraahim, waxaana horrey ugu fadhiday xilkaan Siciido Xasan Cismaan.

9. Cabdiqani Geelle Maxamed waa Awrtable reer Axmed waana wasiiru-Dowlaha Kalluumaysiga ahna kusimaha wasiir wasaaradda Kalluumaysiga Puntland waxaana la tartamaaya Cabdiqaadir Maxamed Yuusuf waxaa horrey ugu fadhiyay kursigaan Mahdi Sheekh Nuur.

10. Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad waa Dhulbahante Barkad waxaana la tartamaysa Naciimo Axmed Bakar waxaana horrey ugu fadhiday Hodan Maxamuud Cismaan.

11. Sareedo Maxamed Xasan ( Jeyte) waa reer Maxamuud waxay la dhalatay agaasimaha hay’adda sirdoonka Puntland waxaana la tartamaysa Fartuun Yuusuf Jaamac Waxaana ku fadhiyay Bootaan Barre oo kaso jeeda beesha Jambeel.

X/QAbdirahman Mustaf Mohamed

09/08/2021

Horiyaalka premeir League sanad kaa waxaa usaadaa linaa arsenal

Shert

09/08/2021

Maxaa roob loow kudoonay

Photos from Amiin Sheekh Amiin Cade's post 09/08/2021

waa Madaxa Xafiiska Qabyta 21aad G/Le Xuseen Moolif oo ku Sugan Furimaha h**e ee Bacaadweyne iyo Camaaro Halkaas oo ay dagaal lugula jiro Ururka argagaxisada AlShabaab.

Jiida h**e oo ay mudooyin kaan danbe ka dhacayeen dagaalo iyo duqeymo culus ayaa qasaarihii ugu xooganaa ee abid lagu gaarsiiyay argagaxisada Alshabaab.
Lakin xafiis guura ayuuwataa
Guuleso taliye

🇸🇴Love dhac kusiiya

Amiin sheiq abuukar

09/08/2021

Faaar ayaa qabtay

09/08/2021

Wada daan yaa bixinaya
Dhismaheeeda

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu