26/04/2026
Odaygaan mas,uuliyada loo,igmadey ma,ahan ee mida kle aan shaqadiisa aan ahayn ayuu ka shaqeynoyaa
Nin tiisa gabey tukale ka shaqeynaayo maxey tahy
Tan kle maamulkaan ka kooban 3da gobol ayna dagaa digil iyo miriflaha ee iyaga ku dulman maad udoodid oo usoo dhicisid xaqooda tan kle digilka way ku dulminyihiin maamulka k/g/s maxaa udiidey in iyaga la siyo madaxweyn ku xigeeka koofur galbeed si buuxda ayaa udagaan shabeelaha hoose
Kuwa dagaba baay io bakoolba wa xey isku heystaa madax weyn io gudoomiha baarlamaanka
18/02/2026