Real Bage Mohamed Amiin Geseey
Halkaani waa page rasmiga ah ee mohamed amiin geseey wxan so gudbin donaa barnaamijyo xiiso leh
06/06/2025
Eid mubaarak
21/11/2024
plz no more explanation
xumanta wanaaga kubadalo
Simple
21/11/2024
Al hamdu lilaah alhamdu lilaah Alhamdu lilaah
Imtixaanka faraha Badan aad arkto ama lakulanto
waxaa looga gubdaa oo kaliya Samir Dulqaad iyo adkeysi
allah markasta ood samirto waa garabkaga
saaxiib lanoqo Samirka Dulqadka Adkeysiga
simple
14/09/2024
Dowlada soomalia oo fasaxday dhamman shaqaalaha Dowlada
Berito oo axad ah si loo
weyneeyo Dalashada Suubanaheena NNKH.
allaha nagamid yeelo kuwa nabigeena suuban Riyo ku kulma qarbigiisana booqda
maalinta qiyaame ushafeeco.
amiin amiin amiin
scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw scw scw scw scw scw scw
19/08/2024
Dadaalku iyo ducaduba waa muhiim aqbalka alle baa leh
18/08/2024
SOMALIA MAKA MAARMI KARTAA MUSUQA
CANSHUURAHA DALKA ??
SU,AL KALE AYAA ORANEYSA CANSHUURAHA SIDEE LOO MAAMULAA??
CANSHUUR BUXINTU WAA TIIRARKA UGU MUHIIMSAN DOWLADNIMADA WAANA MUQADAS, WAXAASE JIRTA.
IN LAHELO GACAN AAMIN AH OO MUSUQ-MASUQ KADEER AMA KAFOG
UNA MAAMUSHA SI WANAGSAN O CADAALAD KUDHEEHANTAHY
DIBNA LOOGU CELIYO DADKA IYO DALKABA.
waan hubaa inaad guuleysanayso kurbo kasta oo kuheysata uga gudbeysaa fadliga saliga, Scw scw scw scw scw scw scw
alxmd
24/06/2024
Hampalyo iyo Bogaadin h**e usoco waad mudantahay siwanagsan in laguu taageero
“Waxaan ku dhashay, kuna soo barbaaray baadiyaha deegaanka Mareergur oo 28 KM dhanka waqooyi-bari uga beegan degmada Dhuusamarreeb. Waxaan ka dhashay qoys xooladhaqato ah oo aan xoog u ahaa. Aabbahey ayaa ii billaabay Qur’aanka, wuxuuna i baray ilaa jallaad Khamiisaad. Ka dibna waxaan u soo wareegay Mareergur oo aan ka dhammeystay Qur’aanka, kana raacday kutubbo diini ah.
Sanadkii 2000 ayaan Muqdisho soo galay anigoo 14 jir ah. Taar ku yaallay xaafadda Ex Kontorool Balcad ayaan shaqo ka helay. Gelinka h**e taarka ayaa jooji jiray, galabkii waxaan bareefad ka dhigtan jiray xisaabta, luqadda Ingiriiska, iyo gargaarka degdegga ah. Habeenkiina waxaan caawin jiray walaalkey oo xaafadda SOS ku lahaa farmashiye 𝐅𝐚𝐲𝐚𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫.
Markii ay 2007ᵈⁱⁱ Muqdisho soo galeen ciidankii Itoobiya ayaan u qaxnay magaalada Dhuusamarreeb oo aan farmashiyihiina u rarnay. Hay’adda Bisha Cas oo aan si mutadawacnimo ah kula shaqeyn jiray ayaan tababarro ka helay. Waxaana khibrad fiican u helay gargaarka degdegga ah sida tolliinka iyo dhayidda dhaawacyada.
Xarunta caafimaadka Fayadhawr oo ay ka hawlgalaan dhakhaatiir takhasusi ah waxay sidoo kale isu xilqaantay oo ay kaalin hoggaamineed ka qaadataa wacyigelinta bulshada deegaanka, waxaana markii uu soo ifbaxay caabuqii safmareenka ah ee Coronavirus olole wacyigelin ah ka fulinnay Dhuusamarreeb iyo tuulooyinka hoos yimaada.
Waxaan ahay wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Mashruuca 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐟𝐮𝐫𝐢, oo ay magaalada London ka aasaaseen qarbajoog samafalayaal ah oo ramadaan kasta iska soo aruuriyo qaaraan aan ku afurinno kumanaan danyar ah oo ku nool 27 magaalo oo ku kala yaalla gobollada Dalka.
Aniga iyo dhallinyaro saxiibbadey ah waxaan 2019ᵏⁱⁱ Dhuusamarreeb ka aasaasnay hay’adda samafalka 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫 oo ka shaqeysa waxbarashada reer miyiga. Waxaana ilaa hadda ku guuleysannay in aan miyiga ka dhisno 12 iskuul oo ay si bilaash ah carruurtu wax ugu bartaan. Waxaan sidoo kale deegaanadaas ka hirgelinnay xarumo caafimaad oo daryeel iyo daweyn bilaash ah siiso hooyada iyo dhallaanka reer miyiga.
Alle mahaddiis, maanta waxaan ahay aabbe isku filan, qoysas kalena ku tiirsan yihiin. Dhakhtar ma ihi, weligeyna ma sheegan oo aqoonteeda ma lihi. 8 sano ka hor ayaan go’aansaday in aan dhigto waxbarasho nidaami ah. Waxaa hadda ii socdo imtixaanka fasalka 12ᵃᵃᵈ. Waxaana iga go’an in aan sanadkaanba jaamacad galo, kana takhasuso cilmiga caafimaadka.”
Waa Sheekada Barre Jimcaale Xalane oo ka mid ah ardayda imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12ᵃᵃᵈ ku galaysa magaalada Dhuusamarreeb.
01/06/2024
Congratulations Real Madrid
champions 24
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu